Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay 140 xabo oo hoobiyaal ah

    Howlgal ka dhacay Muqdisho oo lagu soo qabtay 140 xabo oo hoobiyaal ah

    By radiohalgan.comMarch 10, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay tiradii ugu badneyd oo isugu jira hoobiyaal iyo hub kale oo kooxda Al-shabaab ku qarsatay dhulka hoostiisa.

    Howlgalka lagu soo qabtay hoobiyaasha ayaa yimid kadib markii Xalay saqdii dhexe ilaa afar hoobiye lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan Boondheere iyo Cabdicasiis.

    Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan Booliiska sameeyeen lagu soo qabtay ilaa 140 xabo oo ah madaxyada hoobiyaasha loo adeegsado iyo agab kale oo lagu dhibaateyn lahaa shacabka Soomaaliyeed.

    “Ciidanka waxa uu gacanta kusoo dhigay hoobiyaashaan aad u jeedaan oo godad ay ku qarsadeen kooxda Shabaab oo dooneysay iney ka sameeyaan qaraxyo oo ay ku daadiyaan dhiiga dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri Afhayeenka Booliiska Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble.

    Soo qabashada hoobiyaasha iyo hubka kale ee Al-shabaab ku qarsadeen dhulka hoostiisa ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo marar badan kooxda  madaafiic sababtay dhimasho, dhaawac iyo burbur guryo dad shacab ah dagan yihiin ku garaacday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

    Ugu dambeyntii Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in Booliiska kala shaqeeyaan sugida iyo xaqiijinta amniga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.