Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Guddoomiyaha Xisbiga Daldhis Abdirahman Adow AAN U FIKIRNO SIDA BENI’AADAMKU U FIKIRO

    Guddoomiyaha Xisbiga Daldhis Abdirahman Adow AAN U FIKIRNO SIDA BENI’AADAMKU U FIKIRO

    By radiohalgan.comApril 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qubaro badan oo xaalada Soomaaliya u kuur galay waxay sheegeen in horumar weyn lagasugeyn dalka inta Qofka meel masuul ka ah uu ka fikiryo oo kaliya naftiisa iyo qoyskiisa waana mida dalka cuuryaamisay. Masuulka dhabta ah waa in uu ka fikiro dadka maauulka uu u yahay ka hor naftiisa.

    Si kasta oo xoolaha dadweynaha u dhacdo ama u dhacdo casabadaada adiga iyo casabadaada ma dhisan kartaan magaalo idiin gooniya oo laga helo adeega bulshada sida Isbitaal, Iskuul, Amni iyo wax kasta.
    Inta aad noolaan doonto waa yar tahay, waxa cunayso adiga iyo qofka faqriga ah ee tuugsada isku cunimo ayaa tihiin xisaab aaqirana waa ka dabeysaa sidaas darteed, soow ma habboona in aad hadda ka faa’ideysato noloshaada.

    Maanta qof kasta oo maauul ah marka uu xanuunsado waxa loola ordaa Isbitaal dibadda ah. MASUUL MA OGTAHAY Isbitaalka dibadda ee aad aamisan tahay in aad ku caafimaadeyso masuul adiga oo kale ah ayaa dhisay, waxa uu ku dhisay caahuurta dadkiisa asiga jeebkiisa kama keenin. MASUUL MA QAJILEYSID MIYAA marka aad aragto wadooyinka, tuneelada, saraha dhalada ah, buundooyinka aad la ashqaraareysid ee dalka aad caafimaadka u aaday ama shaqada ay dhisteen ayaga oo laga yaabo in dhaqaale ahaan ay dalkaada kaliitaan balse isku filneysiiyay waxii ay heli kareen.

    Musuqu kaliya maaha in xoolo la dhaco. Waxa ka mid ah qof aan aqoon howsha uu dalka u hayo, waxba masoo kordhin karo. Ma lahan aragti. Mayaqaan shaqadiisu waxay tahay. Shaqada sida uu ku yimid ma aheyn hanaan sax ah. Isma casilo waana isla saxan yahay. Been masheega yaal badana waa ku hareeeeysan yihiin.

    Aniga oo qofna farta ku fiiqeyn waxan u baahanahay in aan u fikirno sida beni’adamku u fikiro.

    === Dad Dalka U Siman ===

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.