Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii uu qaaday MAHAD SALAAD

    Fal-celin aan caadi aheyn oo ka dhalatay tallaabadii uu qaaday MAHAD SALAAD

    By radiohalgan.comMarch 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha hey’adda nabad-sugidda ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa xalay kormeer ku maray qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, isagoo la afuray ciidamada ammaanka.

    Kormeerkan oo Taliye Mahad Salaad ay ku wehlinayeen Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Muxudiin Warbac iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan golaha shacabka, isla markaana ah sarkaal sare oo militeri, ayaa waxaa ka dhashay fal-celin xooggan.

    Taliyaha NISA ayaa ciidamada ku kormeeray baraha koontoroolada ee degmooyinka waqooyiga Muqdisho oo dadka iyo gaadiidka ay ku baarayeen, ayada oo Mahad Salaad uu caadi u dhex galay bulshada, isagoo shacabka si gacan qaad ah ugu salaamay maqaayadihii ay ku caweynayeen.

    Degmooyinka Yaaqshiid, Heliwaa iyo Kaaraan ayey masuuliyiintaan soo mareen xalay, iyagoo lasoo afuray ciidamada amniga oo isugu jira NISA iyo Booliska.

    Haddaba, Sidee looga fal-celiyay?

    Abuukar Bashiir: “Ummada waxay u baahan tahay waa amni iyo xasillooni Allaha siiyo, cid walba oo ka shaqeyneysa oo ummadda inay nabad helaan u taagan waan ku taageereynaa.”

    Cabdikariim Axmed ayaa isna waxa uu yiri “Fashilka ciidamada xoogga dapka ee furimaha gobollada Galmudug jiro ayaa u baahan u kuur-gelid.”

    “Magaalada amni iyo nabad la isku halleyn kari ayay yeelatay, Allaha noo siyaadiyo Taliye Mahad iyo NISA aad ayay ugu amaanan yihiin howshaas qaran,” ayuu yiri Cabdi Nuur Sheekh.

    Cali Maxamuud Waddani: “Ciidanka dadka shacabka laynayo wax ka qabo shacabkii baroorasho maalin walba Wiil Soomaaliyeed oo 20 jir ah aa loo dilaa shilimaad oo waliba asiga leeyahay.”

    “Taliye NISA oo dhuunta marhore noogu dambeysay Mahad Salaad waa taliye shaqeynaya runtii,” ayuu yiri Saajid Axmed.

    Sakariye Cali Dayib: “Waxay ka marqaati kacaysay amniga waddanka inuu hagaagay oo laga raystay dhagartii argagixisada. Hambalyo.”

    Xasan Saciid Cirro ayaa sidoo kale waxa uu yiri “Waxaasi shaqo ma ahan waa igu sawir.”

    “Dowlada Soomaaliya wadankii dhammaa ma Xamar ayay ka badin waysay,” ayuu yiri Ismaaciil Cabdirashiid oo kamid ah dadka ka fal-celiyay tallaabada uu xalay qaaday Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.