Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

      February 16, 2026

      Dadkii ay Somaliland ku dhaawacday xiisadii Boorama oo Muqdisho lasoo gaarsiiyey.

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay.

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dowlada Federaalka Soomaaliya oo shuruud adag ku xirtay wadahadal ay la gasho Itoobiya

    Dowlada Federaalka Soomaaliya oo shuruud adag ku xirtay wadahadal ay la gasho Itoobiya

    By radiohalgan.comJanuary 18, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seertay dalab culus oo uga yimid guddiga nabadda iyo ammaanka AU, kaas oo ku aadanaa dhex-dhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya oo haatan isku haya heshiiska badda.

    Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaaca ka qaaday in aaney jirin wax dhex dhexaadin ilaa inta ay Itoobiya dib uga laabaneyso is afgaradkii sharci daradaa ahaa ee ay la gashay Somaliland.

    Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliyeed aysan wax gorgortan ah ka geli doonin baddeeda, ayna lama taabtaan tahay madax bannaanida Soomaaliya.

    Sidoo kale wasaaradda arrimaha dibadda waxaa qoraalkeeda lagu soo dhoweeyay guddiga aabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika ee ahaa in la liaaliyo madax bannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalalka xubnaha ka Ururka Midowga Afrikaa.

    β€œWaxaan uga mahadcelinayaa Golaha ammaanka iyo nabadda Midowga Afrika xaqiijinta ku aaddan madaxbannaanida waddamada xubnaha ka ah AU, Itoobiya waxay heshiis sharci darro ah la saxeexatay gobolka waqooyi (Somaliland), taasoo xadgudub ku ah madax-banaanida Soomaaliya, dhex dhexaadin ma jirto ilaa Itoobiya ay taas saxdo oo ay ka noqoto MOU-ga sharci darada ah” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda.

    Go’aanka dowladda ayaa kusoo aadayo, ayada oo maanta oo Arbaco ah ay Uganda shir ku leeyihiin waddamada IGAD, kaas oo looga hadlayo xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qayb-galaya madaxweyne Xasan Sheekh, hayeeshee waxaa diiday oo ka cudur daartay ra’iisul wasaare Abiy Axmed taas oo fursad siineysa Soomaaliya, si ay garteeda usoo saarto miiska, una caddeyso gar-darrada ay ku sameysay Itoobiya.

    Qoraal kooban oo kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri β€œMadaxda Urur-Goboleedka IGAD ayaa ka arrinasanaya farogelinta Itoobiya ay ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya”.

    Dowladda Federaalla Soomaaliya ayaa horay uga carootay is-afgaradkii ay Itoobiya la gashay Somaliland. Is-afgaradka ayaa dhigayey in Somaliland ay dhul dhan 20km oo bad ah ka kirayso Itoobiya, taa beddelkeedna ay Itoobiya aqoonsato Somaliland, sida ay sheegtay Somaliland, inkasta oo Itoobiya aysan weli xaqiijin arrinta aqoonsiga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

    February 16, 2026

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.