Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Diyaar-garow ka socda Muqdisho & Suuqyada oo mashquul xoogan laga dareemayo

    Diyaar-garow ka socda Muqdisho & Suuqyada oo mashquul xoogan laga dareemayo

    By radiohalgan.comApril 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Iyadoo bisha barakeysan ee Ramadaan heer gebogebo ah mareyso ayaa waxaa magaalada Muqdisho qeybaheeda kala gedisan laga dareemayaa diyaar garow wejiyo kala duwan leh oo qeybaha bulshadu ugu jiraan soo dhoweynta munaasabada ciidul fitriga oo la hadal hayo iney ku beegan tahay Talaadada ama arbacada todobaadkan.

    Meelaha ugu daran ee laga dareemayo diyaar garowga ciida ayaa waxaa ka mid ah suuqyada bacadlayaasha ah sida Xamar-weyne, Bakaaraha, Suuq-bacaad iyo qaar kale oo lagu arkayo dad u badan haween jiidaya caruur loo soo iibinayo dharkii ciida iyo waxyabaaha kale ee lagu ciyaaro, iyadoo mararka qaarkoodna ciriiri awgeed dadku ay isbuuranayaan.

    Waxaa sidoo mashquul fara badan laga dareemayaa goobo badan oo ay ka mid yihiin timajarayaasha goobaha dumarku isku qurxiyaan ee loo yaqaano Beauty Sallon-ka, dawaar layaasha dharka tola iyo foornooyinka lagu dubo buskutka iyo doolshaha oo haween fara badan ay buux dhaafiyeen.

    Waxa jira dad fara badan oo tuban goobaha lagu iibiyo macmacaanada kala duwan kuwaasoo iibsanaya waxyaabo ay ka mid yihiin xalwooyin kala jaad ah iyo macmacaano kale oo ay ka mid yihiin baal-baalow, Shushumow iyo noocyo kale oo, waxaana cabashada ugu weyn ee dadku ka qabaan ay tahay sicir barar saameeyey suuqyada.

    Ganacsatada iibisa dharka noocyadiisa kala duwan ayaa sheegay in suuqu sanadkan uu yahay mid shidan oo dadweynuhu ay si aad ah wax u iibsanayaan iyagoo xusay in sanad walba ay bisha Ramadaan ku xisaabtamaan maadaama uu xoogeysanayo ganacsiga iyo wax kala iibsiga.

    Dhinaca kale waxaa jira dad danyar ah oo ku nool xeryaha barakacayaasha iyo xaafadaha magaalada Muqdisho qaarkood oo intooda badan  indhaha ka daawanaya diyaar garowga asaagood ay ugu jiraan ciida, duruufaha nololeed ee heysa awgood, iyadoo waxa kaliya ee ay ka fekeraana ay tahay sidii ay u heli lahaayeen nolol maalmeedkooda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.