Close Menu
    What's Hot

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026

      DEG DEG Diyaarad siday Dad shacab ah ayaa ku dhacday dhinaca badda ee Garoonka Aadan Cade kadib

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

    Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

    By radiohalgan.comApril 11, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo uu ku dhaweeyay dhiggiisa William Ruto.

    Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa loo galbiyay qasriga madaxtooyada, halkaas oo ay wada-hadallo ka bilaabi doonaan isaga iyo madaxweynaha waddanka Kenya.

    Afhayeenka madaxtooyada Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna sheegay inuu casuumaad hal maalin ka helay dhiggiisa dalkaasi, si ay uga xog wareystaan xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay.

    Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ujeedka socdaalkan uu yahay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga ganacsiga ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

    Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in labada madaxweyne ay ka wada-hadli doonaan dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab, maadaama ay Kenya qayb ka tahay dagaalkaas.

    Horay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqashooyin kala duwan ugu bixiyay dalka Kenya, halkaas oo marar badan tegay, isaga oo wada-hadallo lasoo yeeshay madaxda dalkaasi.

    Safarkan cusub ayaa kusoo aadayo, xilli ay taagan tahay xiisad u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoonbiya oo gobolka laga dareemay, taas oo ka dhalatay heshiiska badda.

    Kenya waxa ay ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo ka howlgallada deegaanada Jubbaland oo ay ka fuliyaan howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

    February 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.