Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay 4 qodob oo xasaasi ah

    Daawo: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay 4 qodob oo xasaasi ah

    By radiohalgan.comApril 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay jeediyey khudbad dheer oo Xaalada Siyaasadeed ee dalka, Ilaalinta madaxbanaanida dalka, dagaalka Khawaarijta iyo hambalyada munaasabadda ciida uu uga hadlay

    Hambalyada ciidda ayuu madaxweyne Xasan Sheekh ku bilaabay hadalkiisa, “Waan hubaa in dalka, diinta ay u soo duceeyeen dadka Soomaaliyeed ee soo cibaadeystay bishii barakeysneed ee Ramadaan, Allaha noo aqbalo ducadooda,” ayuu yiri Madaxweynuhu.

    Intaas kadib madaxweynaha ayaa galay ka warbixinta xaaladda guud ee dalka, isagoo hoosta ka xariiqay inay ka go’an tahay inuu ka tago dhaxal wanaagsan oo dadka Soomaaliyeed ay ku xusuusa doonaan

    Dagaalka Khawaarijta, wuxuu sheegay madaxweynuhu in dowladda Soomaaliyeed ay awooda isugu geystay kana dhabey doonto in kooxdaas saaxada laga tirtiro, “Dadka Soomaaliyeed dagaal meel ka dhacay ayey ciidankii ku jabeen yeysan ku niyad jebin, dagaalku guul iyo jab waa leeyahay, waxaana guuleysa doonaa,” ayuu yiri.

    Dhanka siyaasadda, Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu sheegay in siyaasad qaloocatay ay halkaan dhigtay Soomaalida, isla markaana uu ku howlan yahay sidii loo toosin lahaa oo loogu cag dhigi lahaa siyaasadda Soomaaliya, iyadoo qorshahaas saldhig looga dhigayo dastuurka dalka.

    “Inaan guuleysano waxay u baahan tahay dhiiranaan, hadaan ku jirno hebel waxaan ma ogola, waxaba ma qabsa kareyno, talo iyo dood siyaasadeed ayey maanta noo joogtaa, aan wada hadalno waxna ku heshiino ayaan maanta mareynaa waana heer fiican oo aan soo gaarnay, waana ka sii hor mareynaa insha allaah,” ayuu Xasan Sheekh hadalkiisa ku sii daray.

    Sidoo kale madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyin, isagoo dadka Soomaaliyeed ka balan qaaday mar kale uu qaban doono doorasho qof iyo cod ah, taas oo dastuurka dalka uu waajib ka dhigayo.

    “Afarta cutub ee dastuurka la ansixiyey dabar adag ayey naga furtay. Yaan la is wareerinin dalkaan doorasho qof iyo cod waxaan aheyn kama dhici doonto. Anigoo Xasan Sheekh ah ayaa balan qaaday dadku ha diyaar garoobaan, hadii aan xunahay ha iska kaana hor wareejiyeen, qofkii ay ku qanacsan yihiina ha doorteen,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhowr iyo labaatan daqiiqo ah jeediyey.

    Hoos ka daawo 
    https://youtu.be/3BDLgqVzU4A?si=HK5Sr49Bj71UOpDW
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.