Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- MADAALE oo amar culus soo saaray kadib dhacdadii JUBBA

    Daawo:- MADAALE oo amar culus soo saaray kadib dhacdadii JUBBA

    By radiohalgan.comMarch 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo xalay booqday goobta uu ka dhacay shilkii argagaxa lahaa ee ka dhacay isgoyska Jubba ayaa soo saaray amar ku socda gaadiidleyda.

    Madaale ayaa nasiib darro ku tilmaamay dhacdadaasi xanuunka badan, kadib markii markii gaari xamuul ah oo siday konteenar uu kul dul dhacay gaari hoomey ah ama caasi oo ay la socdeen dad rakaab ah, kaas oo sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

    “Waxaa nasiib  darro ah in baabuur noocaas ah uu xilligaas oo kale uu maro, weliba isaga oo xawaare sare ku socdo kadibna uu halkaas ku gadoomay” ayuu yiri Madaale.

    Duqa Muqdisho ayaa mar kale ku celiyay amar horay uga soo baxay maamulka gobolka oo ah in gaadiidka waaweyn aysan socon karin maalintii ee loo ogolay habeenkii xilliga dambe.

    “Horay awaamiir ayaa looga soo saaray baabuurta xamuulka ah oo aysan socon karin maalintii oo habeenkii 10:00 habeenimo ay tahay lasoo fasaxo” ayuu sii raaciyay.

    Sidoo kale waxa uu tilmaamay in mas’uuliyadda dhibaatadii xalay dhacday ay qaadi doonto cidda soo fasaxday gaarigaas oo kasoo baxay dekedda wayn ee magaalada Muqdisho

    Dambiga waxaa qaadayo cidda soo fasaxday ayada oo waqtigii amarkaas la bixiyay kahor ay tahay” ayuu mar kale yiri guddoomiye Yuusuf Madaale.

    Dhinaca kale waxa uu fariin u diray ciidamada Taraafikada oo uu ka dalbaday inay wax ka qabtaan xadgudubyada ay gaysanayaan baabuurta xamuulka ee ku sugan Muqdisho

    Waxaa sidoo kale lagama maarmaan in taliska nabad-gelyada waddooyinka in aan marnaba la aqbalin waqtigii loo asteeyay kahor inay baabuurtaasi magaalada ay maraan” ayuu yiri.

    Ugu dambeyntii wuxuu hoosta ka xariiqay in magaalada uu ka jiro ciriiri xooga, aysana sabab u tahay dadka oo batay iyo waddooyinka oo yar.

    Magaalada waa jaam bulshada waa badatay baabuurtana way badan yihiin sidii hore maaha, waddooyinkana waa yar yihiin”  ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.