Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Askartii kasoo baxay furimaha ee dishay taliyahoodii oo maxkamad lasoo taagay

    Daawo: Askartii kasoo baxay furimaha ee dishay taliyahoodii oo maxkamad lasoo taagay

    By radiohalgan.comMarch 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta ka bilaabatay maxkamadeynta illaa 9 askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo dhawaan kasoo baxsaday furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan aagga Camaara iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug, halkaas oo ay haatan dib u qabsatay kooxda Al-Shabaab.

    Askartan oo dhammaantood kasoo muuqday maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sidoo kale loo haystaa inay xilliga ay baxsanayeen ay dileen Laba Xidigle Mustaf Nuur Suudi oo ku magac dheeraa Dhoobshaac, isla markaana ahaa taliyaha guutada Abuu-Dujaana ee Ciidamada Xoogga dalka.

    Xeer ilaalinta ayaa 9 askari kusoo eedeysay baxsasho goobta dagaalka iyo inay lasoo tageen hubkii lagu difaacayay shacabka deegaanka, halka 2 kamid ah askartan si gaar ah loogu aoo eedeeyay inay dileen taliyaha kadib markii ay rasaas ku fureen, isaga oo isku dayay inuu ku celiyo furinta ay soo banneeyeen.

    Inta ay socotay maxkamadda ayaa waxaa la geeyay marqaatiyeyaal goobjoog u ahaa dhacdadaas, kuwaas oo lagu wareystay goobta, kana warbixin falkaasi dilka ah.

    Gaashaanle Dhexe Cabdullahi AbuukarXasan oo guddoomiyay fadhigan ayaa dhankiisa sheegay in maxkamadda ciidamada ay dib ka shaacin doono go’aanka kama dambeysta ah, ama xukunka 9 askari ee maanta la horgeeyay.

    Allaha u naxariistee Taliye Mustaf ayaa ahaa Laba Xidigle ka mid ahaa saraakiisha ugu firfircooneed ciidankii lagu soo tababaray Eritrea, waxaana loo wareejiyey guutada Abuu-dujaana oo ah ciidan 3 bilood kaliya lagu soo tababaray dalka Uganda.

    Meydka sarkaalkaas ayaa hadda lageeyey magaalada Wisil ee gobolka Mudug, waxaana lagu guul-dareystay in la qabto askartii ka soo baxsatay difaaca ee dishay Taliyahooda.

    Taliye Mustaf Nuur Suudi, oo ku magac dheeraa Mustaf Dhoobshaac, wuxuu sidoo kale ka mid ahaa saraakiishii deegaanada badan ka xoreysay argagixisada, waxaana laga jeclaa gudaha ciidanka, balse todobadii bishan ayuu ku baxay gacanta ciidankii uu taliyaha u ahaa.

    Ciidanka Abuu-Dujaana, waa hal guuto oo dhawaan lagu soo tababaray dalka Uganda, waxay qaateen koorso yar oo 3 bilood ah, waxaana lagu tilmaamaa ciidan aad u fowdo badan.

    Dhowr jeer ayey dileen saraakiishooda, kana soo baxeen furimaha dagaalka, iyagoo gadood muujinaya, sarkaal kale oo taliyaha ay caawa dileen ku heyb ahaa ayay hadda ka hor ku dileen deegaanka Masaajid Cali-gaduud ee gobolka Sh/Dhexe.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.