Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

      August 5, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daacish oo baahisay sawirada kooxdii fulisay weerarkii Moscow (Sawirro)

    Daacish oo baahisay sawirada kooxdii fulisay weerarkii Moscow (Sawirro)

    By radiohalgan.comMarch 23, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay sawir ay ku sheegtay inay ahaayeen afartii nin ee ka dambeeyay weerar toogasho ah oo ay ku dileen ugu yaraan 143 qof hoolka riwaayadaha ee u dhow magaalada Moscow fiidnimadii Jimcihii shalay sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Amaq ee kooxda daacish.

    “Weerarku waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo ay jirto xaalad dagaal oo u dhaxaysa dawladda Islaamka iyo dalalka la dagaallamaya Islaamka,” ayey Amaq ku dartay hadal ay soo saartay kooxda daacish.

    Dawladda Islaamiga ah ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka, laakiin waxaa jiray calaamado muujinaya in Ruushku uu kaga shakiyey weerarkaas Ukraine oo ay dagaal isku hayaan, inkastoo ay si adag u beeniyeen saraakiisha Ukraine oo xusay in Kyiv aysan wax lug ah ku lahayn.

    Daacish wacxay sheegtay iney baxsadeen afartii qof ee weerarkaas fulisay hase ahaatee Mas’uuliyiinta Ruushka ayaa Sabtidii sheegay inay xireen 11 qof oo ay ku jiraan afar looga shakisan yahay inay yihiin dableydii fulisay weerarka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal la isku adeegsanayo madaafiic ayaa ka socda dhanka waqooyi ee duleedka Gaalkacyo

    August 5, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.