Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ciidanka Israaiil oo tacadi xooggan u gaystay Shacab u xirnaa ku dhowaad 2 Bil

    Ciidanka Israaiil oo tacadi xooggan u gaystay Shacab u xirnaa ku dhowaad 2 Bil

    By radiohalgan.comJanuary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidanka Israaiil ayaa laga diiwaangeliyay tacadiyo kala duwan oo ay ka gaysteen dhulka Falastiin, warbixinnadii ugu dambeeyay ee laga daabacay waxaa kamid ahaa in Askarta Yuhuudda ay jirdil xooggan u gaysteen Dad rayid ah oo qaarkood ay ka qabteen Daanta-galbeed.

    Qaar kamid ah Dadka ay dhibaatadu u gaysteen militariga Israaiil ayaa sheegay in ciqaab darran la marsiin jiray muddadii ay gacanta ugu jireen ciidamada cadawga ah ee Yuhuudda waxaana ay tilmaameen in muddo u dhaxaysa 30 cisho ilaa 50 maalmood gacanta ay ugu jireen ciidamadaan.

    Xubnaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in qaarkood Dadkaan uu ka muuqdo jirdilka arxan-darrada ah ee Ciidanka Yuhuuddu u gaysteen Dadkaan rayidka ah ee gacanta u galay iyaga oo qaraarsan guuldarrada Militari ee ay kala kulmeen furimaha Dagaalka oo ay isku hor fadhiyeen kooxaha wax iska caabbinta.

    Dadka la dhibaateeyay ayaa qaarkood waxa ay Warbaahinta la wadaageen dhibaatooyinka ay u gaysteen ciidamada Yuhuudda waxaana ay sheegeen in ay diyaar u yihiin dacwad ay la daba-kacaan inkasta oo ay tilmaameen in aanay u muuqan sharci ama xeer qabanaya si ay magdhow u helaan Dadkaas.

    Ciidamada Israaiil ayaa horay u faafiyay muuqaallo ay ka duubeen Koox rag ah oo indhaha ay ka xireen iyaga oo feero-qaawan oo keliya wata Buumo (Hoos gashi), qaar kamid ah Dadkaas ayaa sheegay in xitaa Miino & kaamirooyin ay ku xireen isla markaana si awood ah u geliyeen Godadka ay ku tuhmayaan in ay ku sugan yihiin Xamaas.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.