Close Menu
    What's Hot

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

      February 15, 2026

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

      February 15, 2026

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Xog: DF oo ogolaatay inay Hargeysa ka degto diyaarad horey loo celiyey + Sababta

    Xog: DF oo ogolaatay inay Hargeysa ka degto diyaarad horey loo celiyey + Sababta

    By radiohalgan.comJanuary 21, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hayโ€™adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay hawada Soomaaliya ayaa shalay ka soo degtay magaalada Hargeysa.

    Shalay subax, marka ay saacaddu ahayd 7:06 xilliga Soomaaliya, ayay diyaaradaasi ka soo degtay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, sida ay mujineyso xog ku daabacan bogga tixraaca dhaqdhaqaaqa duulimaadka ee caalamiga ah.

    Diyaaradaan ayay horay u sheegtay hayโ€™addu in ay diiday bixinta xogta badeecada ay waddo.

    Sidee ku heshay ogolaansho?

    Sida ay muujinayaan dukumiintiyo aan aragnay, ogolaanshaha in diyaaradaan soo gasho hawada Soomaaliya ayaa waxaa siiyay Hayโ€™adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya.

    Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ka tirsan hayโ€™adaan, diyaaradda ayaa la siiyay ogolaanshaha kadib markii ay soo gudbisay xogaha ku saabsan badeecadda ay waddo.

    Dukumiintiyada ayaa muujinaya in diyaaradaan ay waday badeecooyin isugu jira waxyaalo electronic ah oo ah kuwa sida maalin laha ah loo isticmaalo, cuntooyin laga sameeyo caanaha iyo sidoo kale qalabka baabuurta.

    Waxa kale oo dukumiintiyadu muujinayaan in diyaaraddu ay waday badeeco guud oo miiskeedu dhan yahay ilaa 120 kiilo, balse ma faahfaahsana waxa ay yihiin.

    Muddo shan maalin ah ayuu socday wadahadal horay iyo gadaal isku dhaafayay oo ku saabsan in diyaaraddu cadeyso waxa ay waddo,โ€ ayay noo sheegeen ilahaan.

    Ugu dambeyntii, afartii galabnimo xilliga Soomaaliya ee Jimcihi, ayay diyaaraddu goโ€™aansatay in ay soo gudbiso faahfaahinta badeecada ay wado, ayay sheegaysaa xogta aan ka helnay ilaha ka tirsan hayโ€™adda duulista. Waxaana loo diray ruqsada soo dagista xalay tobankii fiidnimo.

    Duulimaadkaan oo isaga kala gooshayay garoomada diyaaradaha ee Sharjaha iyo Hargeysa ayaa horay waxaa u hakiyay Hayโ€™adda Dullista Rayidka ee Soomaaliya.

    โ€œDiyaaradda ayaa ku guul-darraysatay inay bixiso macluumaadka xamuulka ay waddo (cargo), waxayna qaadatay Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed goโ€™aanka sharciga ah oo dhigaya inaysan hawada Soomaaliya soo geli karin diyaaraad aan la hayn maclumaadka, ujeedka safarka iyo waxa ay sido , waxaana dib looga celiyay diyaaradaas inay soo gasho hawada Soomaaliya,โ€ ayaa lagu yiri war ka soo baxay Hayโ€™adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya.

    Dhamaan diyaaradaha soo gelaya hawada Soomaaliya ayaa laga hubiyaa waxyaabaha ay sidaan iyo dokumentiyadooda la xiriira safarka sida ay noo sheegtay hayโ€™addu.

    Diyaarada ayaa horay u isticmaali jirtay hawada Soomaaliya, iyada oo keeni jirtay xamuul ay u soo dejisay si bedqa.

    Celinta diyaaraddan ayaa kusoo beegantahay iyadoo hayโ€™adda duulista rayidka Soomaaliyeed ay maalinnimadii talaadada hawada ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines, noceeduna yahay Dash 8-Q400, kuna duuleysay lambarka duulimaad ee ET8372, taas oo ku socotay Hargeysa kanasoo duushay magaalada Addis Ababa, hayโ€™adda ayaa sheegtay in diyaaraddu aysan heysan wax fasax ah oo ay kusoo gashay hawada Soomaaliya.

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daaโ€™uud Aweys, ayaa xaqiijiyay warkan, isagoo caddeeyay in diyaaradda ay la socdeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya.

    Dhacdooyinkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo maalmihii lasoo dhaafay ay jirtay xiisad u dhaxaysa Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii Dowladda Itoobiya ay heshiis is afgarad la gashay Somaliland arrintaas oo Soomaaliya ka careysiisay.

    Soomaaliya ayaa dooneysa in dowladda Itoobiya ay heshiiskan dib uga laabato, iyada oo Addis Ababa ay ku madax adeygtay goโ€™aankeeda.

    Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ee 1 dii January ay kala saxeexdeen Raโ€™iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Itoobiya u ogolaanaya in ay Somaliland ka kirayso qayb kamid ah xeebaha Somaliland, kaas oo lagu sheegay in Itoobiya ay kiro ku dooneyso si ay uga sameyso saldhig ciidan iyo Deked

    Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa si kulul uga carooday Soomaaliya oo u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay Itoobiya, waxayna xiriir diblomaasiyadeed oo dhow la bilowday Masar iyo Eritrea oo ah laba dal oo daneynaya in la xakameeyo damaca Itoobiya ee gobolka.

    Isha: BBC

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.