Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca โ€œSalaam Cityโ€ oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Cali jeeyte ๐—•๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—”๐—–๐—œ๐—ก ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—› ๐—ซ๐—œ๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐——๐—”๐—ซ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—ฆ๐—›๐—”๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜.

    Cali jeeyte ๐—•๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—”๐—–๐—œ๐—ก ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—› ๐—ซ๐—œ๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐——๐—”๐—ซ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—ฆ๐—›๐—”๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜.

    By radiohalgan.comFebruary 1, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    BISMILLAH,
    ๐—•๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—”๐—”๐—–๐—œ๐—ก ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ ๐—”๐—› ๐—ซ๐—œ๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐——๐—”๐—ซ๐—ช๐—˜๐—ฌ๐—ก๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—ฆ๐—›๐—”๐—•๐—˜๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜.

    Ugu horeeyn waxaan salaan diiran u Dirayaa guud ahaan shacab’ka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan Salaan dabadeed maanta oo aay Tariikhdu Tahay 01/2/2026 waxaan halkaan ka Shaacinayaa anigoo ah (Cali Jeeyte Cismaan) inaan ahay musharax u taagan Hanashada xilka ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฒ ee mudo Xileedka 2026-2030.

    ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ

    1=Markii aan arkay ahmiyadda iyo qiimaha aay leedahay in la helo maamul ku dhisan is ongol iyo isla gudoomid, anigoo Garawsaan waayo aragna u ah xaaladahii Habraaceed ee ay soo martay dowlad Goboleedka Hirshabeele tan iyo Dhismaheediii, hadaba si aan u dhisano maamul cadaalad leh , Wadajir leh Halbeega lagu cabiri karano uu yahay dad iyo deegaan wadajiro isna Aqbalsan waa Sababta aan isugu sharaxay xilkaan.

    2=Markii aan aqbalay talo soo jeedin soo socotay mudo fog oo iiga imaaneysay Umaadda ku dhaqan dowlad goboleedka Hirshabeele dal iyo dibad,
    Waxaan go’aan saday inaan wajaho Qeeybna ka ahaado Isbadalka lagu Bad-baadinayo maamulka Hirshabelle si Aan u helno maamul heey’bad leh lana Hana qaado maamulada kale ee qeeybta Ka ah dowlada fadaraalka soomaaliya.

    Sidaas daraadeed walaalyaal Barnaamijkeeyga Siyaasadeed oo ah mid Baaxad leh waxaan ku bayaanin doona Madalo siyaasadeed oo aan iclaamin Doono hadu Eebe idmo.

    Hanka iyo himilada ugu weeyn ee aynu Xaqiijineyno waa Inaan hirshabelle ka Dhigano meel ka caagan argagixiso, leh Qiyam maamul oo sharfan u-dub Dhexaadna u noqoto adkeynta amniga Dalka iyo xoojinta midnimada nidaamka Fadaraalka ee Dowladnimadeena.

    Ugu dambeyntii waxaan u soo jeedinayaa Kana codsanayaa umadda ku dhaqan Dowlad goboleedka Hirshabeele in loo midoobo midnimada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta wajahayo hubanti Amni iyo dagaalo argagixiso, qalbiyadane leeysku furo lana abuuro jawi aqli iyo Xigmad leh oo Aan ku wajahno isbadal ina Dhaxal siiya hormar iyo amni ku dhisan Isla ongol iyo isla gudoon.

    ๐—›๐—ข๐—š๐—”๐—”๐—ก ๐—”๐— ๐—ก๐—œ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—”๐— ๐—”๐—”๐—ก๐—ข ๐—Ÿ๐—˜๐—›
    ๐—ซ๐—จ๐—ฅ๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—”๐—ฆ๐—œ๐—Ÿ๐—ข๐—ข๐—ก๐—œ ๐—Ÿ๐—˜๐—›.

    Alle Mahadleh.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.