Close Menu
    What's Hot

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Caasha Oomaar Warsame, gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee cod dadweyne lagu doorto oo geeriyootay

    Caasha Oomaar Warsame, gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee cod dadweyne lagu doorto oo geeriyootay

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Hargaysa waxaa dhawaan ku geeriyooday Caasho Omaar Warsame oo ahayd gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee ku guuleeysatay inay xubin ka noqoto golaha deegaanka ee magaalada Hargaysa kadib doorashadii guud ee laga qabtay Soomaaliya sanadkii 1964-tii .

    Caasho Omaar Warsame oo da’ahaan jirtay hadda markii ay geeriyoonaysay dhowr iyo sagaashan sano ayaa sidoo kale waxaa ay noqotay qofkii ugu horreeyay ee dumar ah ee siyaasadda Soomaaliya doorashoku soo gasha.

    Sida uu BBC-da u sheegay Jaamac Ismaaciil cige (Jaamac shabeel) oo ay dhashay Caasho Omaar Warsame waxaa ay xubin ka ahayd xisbigii hanti wadaaga SPU-da, markii ay ku guuleeystay xubinamada golaha deeganka Magaalada Hargaysa.

    Waxbarashadeedii bilowga ahayd waxay ku qaadatay Hargeysa, dugsigii dhexe waxay ka gashay Burco halkaasi oo ay ku dhammaysatay.

    β€œIskuulkii ugu horeeyay ee gabdhaha ee magaalada Burco laga hergaliyay ayay gashay waxaan xilligaas lagaga bixi jiray fasalka 7 oo ay ka gaartay β€œ ayuu yiri wiilkeeda (Jaamac shabeel) oo BBC-da uga warrmay taariikhdeeda.

    Markii dugsigeedii Hoose iyo Dhexe ay dhameeysatay waxaa ay dib ugu laabtay magaalada Hargeysa waxaana ay gashay ururka β€˜Women’s Club’ oo dumarku ku baran jireen karraaninimada, waxaana xilligasi ay ahayd markii ay Soomaaliya xornimada qaadatay.

    Soo galideedii siyaasaddda

    Intii Soomaaliya aysan qaadan xornimada waxaa Caasho Omaar ay qeyb ka ahayd dhaqdhaqaaqii gobanimodoonka Soomaaliya iyada oo markii Soomaaliya ay noqtay dal Madax banaan ku biirtay xisbigii hanti wadaaga SPU-da.

    Doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka laga qabtay Soomaaliya Sanadkii 1964-tii ayay Caasha Omaar isku sharraxday, waana laga oggolaaday, ayada oo Xisbigii SPU-da ee ay ka tirsanayd uu Hargeysa ka soo sharraxay.

    “Saddex murashax oo kale oo wada rag ah ayaa kula tartamayay oo ay ka wada guulaysatay, Iyada oo saddex sannadood ka mid ahayd Golaha Deegaanka ee Hargeysa” ayuu ku yiri Boobe Yuusuf qoraal uu ka qoray taariilkhda Caasha Oomaar.

    Intii ay xubinta ka ahayd golaha deeganka magaalada Hargaysa waxaa loo doortay gudoomiyaha arrimaha bulshada ee golaha.

    Sadex sano oo ay xubin ka ahayd golaha deeganka magaalada Hargaysa ka dib waxaa ay u guurtay magalada Muqdisho waxaan ay u ololeeysay gabadhii ugu horeeysay ee Soomaali ahoo xildhibaan isku sharaxada sida uu sheegay Jaamac Ismaaciil cige (Jaamac shabeel), taasoo sida uu Jaamac BBC u sheegay ahayd Xaawo cawaale abtidoon (Xaawo Yarey).

    β€œmarkii aan Xamar u guurnay waxaa ay u ololeeysay gabar xildhibaan rabtay oo Xaawo yareey la dhaho oo ah gabadhii ugu horeeysay ee xildhibaan isku sharxada” .

    In muddo ah oo Caasho Omaar ay siyaasadda ku jirtay ka dib waxaa ay ka fariisatay markii xukunka iyo talada dalka ay la wareegeen Ciidankii uu hogaaminayay Jenaraal Maxamed Siyaad Barre.

    Ka dib markii ay ka baxaday siyaasadda

    Caasho Omaar warsame oo taariikha cusub ka sameeysay siyaasadda Soomaaliya waxaa markii ay awoodda dalka ay ciidanku la wareegeen ay sameeysatay ganacsi ay leedahay oo gaar ah.

    Jaamac Ismaaciil cige (Jaamac shabeel) waxaa uu sheegay in magaalada Muqdisho ay ku lahayd ganacsi ilaa uu dhacay dagaalkii sokeeye ee ka dhacay waddanka sanadkii 1990-kii.

    Dagaalkii sokeeye kadib waxaa ay u guurtay magaalada Hargaysa halkaas oo ay ka dagnayada xaafada Maxamuud Haybe ilaa ay ka geeriyootay.

    In kasta oo dumarka Soomaaliyeed ay hadda siyaasadda meel fiican ka gaareen, misna Caasho oomar waxaa ay sameeysay tariikh cajiib ah oo tusaale u noqotay haweenka Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.