Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Budhcad badeeddii Soomaalida ahayd ee la qabtay oo Hindiya lagu maxkamadeynayo

    Budhcad badeeddii Soomaalida ahayd ee la qabtay oo Hindiya lagu maxkamadeynayo

    By radiohalgan.comMarch 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters 35 Budhcad badeed Soomaali ah oo iyagoo markab afduubtay ay qabteen ciidamada badda ee dalka Hindiya ayaa lagu maxkamadayn doonaa dalkaas.

    Sida uu sheegay sargaal ka tirsan ciidamada badda ee Hindiya. Budhcadda la qabtay ayaa sabtida soo socota la gayn doonaa dalka India iyaga oo lagu wareejinaayo hay’addaha garsoorka ee dalka India.

    Sargaalka oo la hadlay wakaaladda Reuters ayaa diiday in magaciisa la xuso, isaga oo sheegay in uusan ogolaansho u haysan in uu lahadlo warbaahinta. Dacwadaha rasmiga ah ee lagusoo oogi doono budhcada ayaan si degdeg ah loo cadaynin ayuu sheegay.

    Markakabkaan oo ay budhcaddu afduubteen sanadkii hore bishii December 14-keedii ayay ciidamada badda India ku qaadeen weerar iyagoo dhammaanba markabka iyo budhcaddaba gacanta kusoo dhigay. Afduubkan budhcaddu u geysatay markabka ayaa ahaa midkii ugu horeeyay ee noociisa ah ee budhcaddu ku qaado maraakiibta maraysa xeebaha Soomaaliya tan iyo sanadkii 2011-kii.

    Ciidamada India ayaa koox maraakiibtooda dagaal kamid ah soo dhoobay Badda Cas iyo Gacanka Cadan bilahii lasoo dhaafay howlgalkana waxuu noqonayaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee tobbanaankii sanno ee lasoo dhaafay ay fuliyaan ciidamada India. Wadamo badan oo Maraykanku kamid yahay ayaa ku howlan sugitaanta amniga baddaha tan iyo markii ay weeradada Xuutiyiintu Cirka isku shareereen, iyagoo hakad weyn geliyay isu socodka maciishadda caalamka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.