Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Biden oo Qatar & Masar ka dalbaday in ay dadejiyaan wadahadalka lagu dhalinayo xabbad-joojin ka dhaqangasha Gaza.

    Biden oo Qatar & Masar ka dalbaday in ay dadejiyaan wadahadalka lagu dhalinayo xabbad-joojin ka dhaqangasha Gaza.

    By radiohalgan.comApril 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaanshi uu u diray Madaxda Dalalka Carbeed ee Qatar iyo Masar waxa uu uga dalbaday in ay dadejiyaan wadahadalka lagu doonayo in lagu dhaliyo xabbad-joojin ka dhaqangasha Magaalada Gaza.

    Sarkaal katirsan Aqalka Cad oo Warbaahinta qaar ay soo xigatay ayaa sheegay in Madaxweyne Joe Biden uu aad uga caraysan yahay in aanay ilaa haatan la gaarin xabbad-joojin taasi oo qorshuhu ahaa in bisha Ramadaan lagu soo beego.

    Haatan waxa uu Joe Biden doonayaa in wixii ka dambeeya Axadda Berri ah in la gaaro Xabbad-joojin degdeg ah si ay u ciidaan Dadka Magaalada Gaza una helaan gargaarka bani aadamnimo ee ku xayiran Jamhuuriyadda Carabta Masar.

    “Madaxweyne Joe Biden ayaa warqado u diray Qatar iyo Masar si ay u sameeyaan xabbad-joojin ay ku cadaadinayaan Xamaas in ay aqbasho qodobada fududaynaya wadahadalka, Aqalka Cad waxa uu danayanayaa xabbad-joojin dhaqangasha dhammaadka todobaadkaan si loo gaaro wada-xaajood jadwalaysan” ayaa yiri sarkaal katirsan Aqalka Cad ee Maraykanka.

    Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa horay u sheegtay in aanay marnaba diidanayeen wadahadalka xabbad-joojinta iyo Maxaabiis Is dhaafsiga ah balse haddii loo fulinayo shuruudaha ay wadato geli doonto wadahadalkaas sida hadalka loo dhigay.

    Israaiil qudheeda oo dhowr jeer genafka ku dhufatay wadahadal ama dhexdhexaadin laga dhex sameeyo Xamaas & Yuhuudda balse ugu dambayn Xukuumadda Netanyahu ayaa aqbashay waxaana ay dib u fasaxday wakiiladii wadahadalka ku metalayay Tel Aviv.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.