Close Menu
    What's Hot

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

    Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

    By radiohalgan.comApril 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hogaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacada mar kale uga digay Israel in β€œlagu ciqaabi doono” weerarkii cirka ee Dimishiq ee lagu dilay 7 ka tirsan Ilaalada Kacaanka, oo laba ka mid ah ay ahaayeen jeneraalo.

    β€œMaamulka sharta ah wuu ku khaldamay arrintan, waa in la ciqaabaa, waana la ciqaabi doonaa,” ayuu Khamenei ku yiri khudbad uu telefishinka ka jeediyay salaadii Ciidul-Fitri ee Tehran kadib.

    Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel, Israel Katz ayaa si deg deg ah wuxuu dib ugu daabacay qoraalkaas oo luuqadda Farsiga ahaa bartiisa X.

    β€œHaddii Iran ay dalkeeda ka soo weerarto, Israel way ka jawaabi doontaa oo weerari doontaa Iran,” ayuu yiri.

    Khamenei waxa uu sheegay in weerarkii 1-dii April, kaas oo dhulka la simay dhismaha 5-ta dabaq ee qunsuliyadda Iran ee ku taalla caasimadda Suuriya, uu jebiyey heshiisyada caalamiga ah oo dhigaya in aan lagu xad-gudbin karin xarumaha diblomaasiyadda.

    β€œXafiisyada qunsuliyadda iyo safaaradaha dal kasta waa dhul uu dalkaas leeyahay,” ayuu yiri. β€œMarkii ay weerareen qunsuliyaddeena, waxay la macno tahay inay soo weerareen dhulkeenna.”

    Khamenei ayaa saraakiisha Iran ku hogaamiyay ballamo is xigxigay oo ah in ay ka aargudan doonaan weerarkaas oo si weyn loogu eedeeyay cadowgooda ugu weyn ee Israel.

    Mid ka mid ah la-taliyayaashiisa sare, Yahya Rahim Safavi, ayaa Axaddii ka digay in safaaradaha Israel β€œaysan hadda kadib ammaan ahayn.”

    Israel ayaa todobaadkii hore sheegtay in ay xoojinayso difaaceeda isla markaana ay joojinayso fasaxa ay qaateen cutubyada dagaalka ka dib hanjabaadaha aargoosi ee Iran.

    Iran dal ahaan uma aqoonsana Israel, waxaana labada dal dhexmarayey dagaal daahsoon muddo sanado ah.

    Iran ayaa ku eedaysay Israel inay ka dambaysay mowjado weeraro arbushaad ah iyo dilal qorsheysan oo lala beegsaday barnaamijkeeda Nukliyeerka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.