Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Afhayeenka Booliiska Soomaaliya: “Weerarka Hotel SYL waxaa ku dhintay 3 Askari, dhaawaca waa 27 qof oo 18 kamid ah Shacab ah”.

    Daawo:- Afhayeenka Booliiska Soomaaliya: “Weerarka Hotel SYL waxaa ku dhintay 3 Askari, dhaawaca waa 27 qof oo 18 kamid ah Shacab ah”.

    By radiohalgan.comMarch 15, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Afhayeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii tooska ahaa iyo qaraxyada isla socday ee ‘AS’ ay ku qaadday Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho.

    Qaasim ayaa sheegay in la toogtay 5 dagaalame oo katirsan ‘AS’ halka Ciidamada Ammaanka ee howlgalkaas ku jiray ee dagaalka la galay ay ka dhinteen 3 askari waxaana uu dhaawaca ku sheegay 27 ruux oo 18 kamid ah ay yihiin rayid halka 9kale ay yihiin ciidamo.

    Waxa uu intaas ku daray in lasoo badbaadiyay mas’uuliyiin ka kala tirsan Hay’adaha Xeer Dejinta waa Baarlamaanka iyo Fulinta Golaha Wasiirrada halka ay dhaawacyo fudud ay soo gaareen 3 Xildhibaan iyo mas’uuliyiin kale.

    Afhayeenka Booliiska oo ay Suxufiyiinta waydiiyeen sababta weerarkaas uu uga dhacay mid kamid ah goobaha amnigooda sida aadka ah loo adkeeyo waxa uu ku warceliyay in baaritaanno ay wadaan wixii natiijo ahna dib lasoo gudbin doonno.

    Weerarka saacadaha badan socday ayaa dhaliyay dhimashada Dad isugu jiray Rayid, Kooxihii weerarka fuliyay iyo ciidamada ammaanka halka dadka dhaawacmay qaarkood lagu dawaynayo goobaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.