Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xamaas oo Israaiil ka diiday in loo gacan-geliyo Dawooyin ay u baahan yihiin Maxaabiista Yuhuudda ah ee gacantooda ku jira.

    Xamaas oo Israaiil ka diiday in loo gacan-geliyo Dawooyin ay u baahan yihiin Maxaabiista Yuhuudda ah ee gacantooda ku jira.

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in dalab cusub oo dhinaca Israaiil ka yimid kana dhashay cadaadiska & culayska xooggan ay saarayaan Ehelka Maxaabiista Yuhuudda ah ee Gacanta Xamaas ku maqan in Xukuumadda Tel Aviv ay dalbatay in dawooyinka ay u baahan yihiin lahaystayaashaas loo dhiibo dhaqdhaqaaqa Xamaas.

    Arrintaan ayaa la sheegay in ay diiday Xamaas maadaama wax weliba oo ka imaanaya dhinaca Yuhuudda ay ku tuhmayaan in basaasnimo lagu soo dhex qarin karo waxaana ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan dhaqdhaqaaqaas in aanay u cuntamin go’aankaan oo meel adag ay ka istaagiin sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.

    Sheekadaan waxaa bannaanka soo dhigay qaar kamid ah Warbaahinta ka howlgasha deegaannada ay xoogga ku haysato Israaiil oo qudhooda xogtaan kasoo helay qaar kamid ah Dadka ehelkooda la haysto una sheegay xogihii ugu dambeeyay ee dedaallada dawooyinka loogu wareejinayo Xamaas si ay u siiso Maxaabiista u xiran.

    Waxaa sii xooggaystay kacdoonka ka dhanka ah Xukuumadda Netanyahu kaddib markii la dhaafay waqtii ay ku sheegtay in ay si awood ah kusoo furanayso Maxaabiista ay horay uga qafaalatay Xarakada Xamaas oo shuruudihii la hordhigay Tel Aviv ay ka meer-meertay sabab la xiriirta in ay isku muujisay in awood ay kusoo furan karto.

    Dhinaca kale dadka Yuhuudda ah ee dibadbaxyada wada ayaa sheegay in boqol maalmood kaddib in aanay jirin qof Israaiili ah oo ay soo furteen ciidamada badan ee adeegsanaya agabkoodii ugu casrisanaa oo ugu qiimaha badnaa, iskaba daayeen in ay Maxaabiis soo furtaan waxaa kusii kordhay dhiig-baxa ku socda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.