Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » UGU DAMBAYN: Karim Benzema Oo Afka Furtay Ayaa Ka Hadlay Mustaqbalkiisa – Man United & Chelsea Oo Maqlay Warkii Ay Sugayeen

    UGU DAMBAYN: Karim Benzema Oo Afka Furtay Ayaa Ka Hadlay Mustaqbalkiisa – Man United & Chelsea Oo Maqlay Warkii Ay Sugayeen

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xiddiga reer France ee Karim Benzema ayaa ugu dambayn ka baxay aamusnaanta oo ka hadlay mustaqbalkiisa uu mugdigu ku jiro, iyadoo la sheegayo inuu ka tegayo kooxdiisa horyaalka Sucuudiga ee Al-Ittihad ee xagaagii uu u wareegay

    36 jirkan ayaa u saxeexay Al-Ittihad heshiis saddex sanadood ah markii uu ka tegay Real Madrid, isaga oo ka mid noqday xiddigo waaweyn oo uu Sucuudigu kulmiyey sida Cristiano Ronaldo, Neymar, Riyad Mahrez, Jordan Henderson, N’Golo Kante, Roberto Firmino, Fabinho iyo kuwo kale.

    Laacibkan ayaa la sheegay in uu raacayo dariiqa Jordan Henderson oo ka degay Ajax isla markaana kasoo xidh-xidhay Al-Ettifaq, waxaase ay su’aal ka taagan tahay kooxda uu tegi doono, iyadoo lala xidhiidhinayo Manchester United, Lyon, Chelsea iyo Arsenal.

    Karim Benzema ayaa waxa la xidhiidhay wargeyska L’Equipe ee kasoo baxa waddanka Faransiiska, waxaanu weydiiyey waxa ka jira wararka suuqa ku jira ee sheeaya inuu ka tegayo Al-Ittihad bishan January, waxaanu ku jawaabay: “Gebi ahaanba waa been. Saxaafadda Faransiisku ma garanayso sida loo wax loo akhtiraaco [Inuu ku laabanayo Lyon].”

    Intaas kaddib ayuu Benzema yidhi hadal ka farxiyey kooxaha Ingiriiska, waxaanu yidhi: “Halka weyn ayaa wanaagsan.”

    Hadalkan ayaa loo turjumay inuu doonayo inuu tago horyaalka Ingiriiska oo uu ka doorbidayo inuu ku laabto kooxdiisii hore ee Lyon.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.