Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » TOP 10: Tobanka Kooxood Ee Ugu Liita Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo Lasoo Bandhigay – Arsenal & Man United Oo Ka Mid Noqday LIXDA Premeir League Ee Ku Jira Liiskan

    TOP 10: Tobanka Kooxood Ee Ugu Liita Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo Lasoo Bandhigay – Arsenal & Man United Oo Ka Mid Noqday LIXDA Premeir League Ee Ku Jira Liiskan

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Arsenal iyo Manchester United ayaa hoggaanka u haya kooxaha khasaaraha badan kasoo gaadhay suuqa iibka ciyaartoyda, iyadoo tobanka sare ay lix ka mid ah noqdeen naadiyada horyaalka Premier League.

    Shabakadda xogta iyo qiimaynta suuqa ee CIES Football Observatory, ayaa soo bandhigtay toban kooxood oo khasaare weyn uu kasoo gaadhay suuqa iibka ciyaartoyda intii u dhaxaysay 2014 illaa 2023, kuwaas oo lacagihii ugu badnaa ku kharash gareeyey ciyaartooyo cusub, isla markaana waxyar oo aan la tilmaami karin ka helay ciyaartoydii ay iyagu iibiyeen.

    Kala-goynta lacagta ay kooxdu kharash garaysay iyo lacagta ay ka heshay ciyaartoyda ay iibisay, ayaa waxa ay muujiyeen toban naadi oo ay hoggaanka u hayso Barcelona oo si xisaab la’aan ah ciyaartooyo cusub ugu bixisay lacago tobankii sannadood ee ugu dambeeyey.

    Barcelona ayaa waxa ay lacag ka badan £1 bilyan oo Gini ku kharash garaysay ciyaartooyo ay ka mid ahaayeen Philippe Coutinho, Ousmane Dembele iyo Atoine Grieizmann oo saddexduba fashilmay, iyadoo isugeynta lacagta ay Barcelona kasoo  bixisay ahayd £330 milyan oo Gini, halka markii ay iibiyeenna ay kaliya ka heleen £77 milyan oo Gini.

    Barca waxa ay ciyaartooyo ay iibisay kasoo xaraysay £524 milyan oo Gini, halka ay in ka badan £1 bilyan oo Gini ku kharash gareeyeen ciyaartooyo ay soo iibsadeen, waxaana marka la kala jaro ay Barcelona khasaare ku jirtaa £540 milyan oo Gini.

    Chelsea ayaa ku jirta kaalinta labaad oo in ka badan £1 bilyan oo Gini kharash garaysay muddadii koobnayd ee uu joogay Todd Boehly oo Stamford Bridge keenay ciyaartooyo ay ka mid ahaayeen Enzo Fernandez, Moises Caicedo iyo Romelu Lukaku oo isaga ay kasoo bixiyeen £95 milyan oo Gini, waxaana ay kooxdani ku jirtaa khasaare ah £413 milyan oo Gini tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, waana marka la kala gooyo ciyaartoydii ay kooxdu iibisay iyo kuwii ay soo iibsatay.

    Arsenal oo saddexaad fadhida, waxa ay khasaare u diiwaangelisay Nicolas Pepe oo ahaa ciyaartoyga la degay, kaas oo 112 ciyaarood oo uu u saftay u dhaliyey 27 gool oo kaliya ka hor intii aanu bishii September si bilaash ah ugu wareegin kooxda reer Turkey ee Trabzonspor.

    Khasaaraha ay Arsenal gashay ayaa ah £373 milyan oo Gini, waxaanay waxyar ka sarreeyaan PSG oo khasaaraha ay ku jirtaa noqonayo £350 milyan oo Gini, waxaana xiddigaha miisaaniyaddooda dhulka geliyey ka mid ah Neymar oo sannadkii 2017 ay £198 milyan oo Gini kaga soo iibsadeen Barcelona, halka xagaagii ay £77 milyan oo Gini kaga iibiyeen Al-Hilal.

    Manchester United ayaa shanta sare ee kooxaha khasaaraha badan ku jira ka galay, waxaana xiddigaha ku suntan ee ay ku hanti-beeleen balse aan wixii ay ka sugayeen aanay ka helin ka mid ah Antony oo ay £85 milyan oo Gini kasoo bixiyeen xagaagii sannadkii hore, iyadoo xiddigaha xisaabtooda liiciyey uu ku jiro Paul Pogba oo sannadkii 2016 ay £90 milyan oo Gini kusoo iibsadeen uu si xor ah uga tegay sannadkii 2022.

    Halkan kaga bogo 10ka kooxood ee khasaaraha ugu badan uu kasoo gaadhay suuqa iibka ciyaartoyda

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.