Close Menu
    What's Hot

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

      July 29, 2026

      Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

      July 27, 2026

      Musharax Madaxweynaha Hirshabeelle Mohamed Abdulkadir oo maanta Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Odayaasha Hirshabelle.

      July 26, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Taliska Militariga gobolka Hiiraan oo faahfaahiyay howlgal khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne

    Taliska Militariga gobolka Hiiraan oo faahfaahiyay howlgal khasaare geystay oo ka dhacay Baledweyne

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Xalay ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaafada Buundaweyn.

    Howlgalka ayaa la sheegay in lagu beegsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa xaafadaas, islamarkaana ciidamada ay u suurtagashay iney dilaan mid ka mid ah xubnahii kooxda.

    Waxaa sidoo kale howlgalka intuu socday ku geeriyooday qof shacab ah oo ay haleeshay rasaasta u dhaxeysay ciidamada dowladda iyo xubnaha Al-shabaab ka tirsanaa, kaasoo ahaa nin ganacsade oo si weyn looga yaqiinay Baledweyne oo lagu magacaabi jiray Xuseen Shariif, waxaana sido kale ku dhaawacmay qofkale oo shacab ah.

    Taliska ciidanka Militariga guutada 5-aad ee qeybta 27-Aad Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay ayaa warbaahinta u sheegay in xubin ka mid ah kooxda Al-shabaab lagu dilay howlgalka Xalay ka dhacay xaafada Bundaweyn, isagoona sheegay in xogta howlgalkaasi ay soo gudbiyeen bulshada Xaafaddaas.

    ” Way soo dhamaatay waqtiga dadka bulshada indhaha u ah inta la dilo la oran jiray wuu baxsaday iyo lama yaqaan. ninkaan howlgalka lagu dilay ee Al-shabaab ka tirsana waxa uu watay hub isugu jiray Bastoolad iyo Bambooyin uu doonayay inuu dadka ku dhibaateeyo” ayuu yiri Taliye Baakaay.

    Taliye Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay ayaa ku bogaadiyay ciidamada amaanka degmada Baledweyne howlgalka Xalay ay ka fuliyeen xaafada Bundaweyn oo uu sheegay inuu u dhacay sidii loogu talo galay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Daawo:- Maamulka MW: Ht. Mudane Coloow Oo Shacabka Reer Baladweyne Salaada Ciida Kula Tukaday

    April 10, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Waa kuma Musharaxa maalinta biri ah ku soo wajahan magalada Beletweyne

    July 29, 2026

    Eedaysane Aabihii Bud Ku Dilay ka Dibna God Ku Aasay Oo Gacanta Lagu Soo dhigay.

    July 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.