Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Sawirro: Xasan Sheekh oo dalka ku casuumay Sheekh caan ka ah dunida + Sababta

    Sawirro: Xasan Sheekh oo dalka ku casuumay Sheekh caan ka ah dunida + Sababta

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar.

    Shiiqa iyo madaxweynaha ayaa ka wada hadlay ahmiyadda dagaalka fikirka ee kadhan ah kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

    Sidoo kale kulanka Madaxweynaha iyo Shiiqa waxaa la isaga warsaday xaaladda kumannaanka arday ee wax ka barata Jaamacadda iyo Xarumaha Al-azhar ee ku yaalla dalka Masar.

    Madaxweyne Xasan ayaa Shiiqa u sharaxay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in lasii xoojiyo hirgelinta macaahid diini ah iyo xarummo lagu wajaho fikirka xagjirnimada.

    Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ku marti-qaaday Sheekh Axmed Al Tayib in uu booqasho ku yimaado Soomaaliya, si uu u soo arko horumka iyo miro-dhalka dowladnimada Soomaaliya.

    Dhankiisa, Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadceliyey booqashada ayaa aqbalay casuumadda, wuxuuna balan qaaday inuu Soomaaliya yimaado.

    Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyey faragelinta ay dowladda Itoobiya ku sameysay Madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Sheekh Axmed MaxamedEl-Tayeb ayaa xusay in loo baahan yahay in si wadajir ah looga difaaco cid kasta oo ku soo xadgudubta dhulka iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.

    Dhinaca kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Masar la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-qeyd, wuxuuna ku bogaadiyey dalalka iyo guddoonka Jaamacadda Carabta mowqifka ay ku taageereen midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay gaaray dalka Masar, kadib markii uu casuumaad ka helay madaxweynaha dalkaas, safarka madaxweynaha ee Masar ayaa la xiriira xiisadda badda ee Soomaaliya kala dhaxeysa Itoobiya.

    Masar ayaa la dagaashay Itoobiya, taas oo ka dhigan in Soomaaliya iyo Masar ay yihiin isku cadow, qasabna ay tahay inay isku kaashadaan cadowgooda, tan iyo markii ay Itoobiya ku soo xadgudubtay badda Soomaaliya, waxaa kacsan dareenka dadka Soomaaliyeed, madaxduna waxay gashay olole caalami ah, si dalka looga difaaco Xabashida.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.