Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

    July 7, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Sawirro: Muxuu Xasan Sheekh kala hadlay taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM?

    Sawirro: Muxuu Xasan Sheekh kala hadlay taliyaha ciidamada Mareykanka ee AFRICOM?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay General Michael E. Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM).

    Madaxweynaha iyo Taliyaha waxay ka wada hadleen dadaallada wadajirka ah ee lagula dagaallamayo argagixisada caalamiga ah, laguna xoojinayo wax soo saarka Soomaaliya iyo Mareykanka.

    Sidoo kale waxay si qota dheer u gorfeeyeen iskaashiga amniga iyo arrimaha kale ee amniga gobolka ee danaha labada dhinac quseeya, waa Soomaaliya iyo Mareykanka.

    Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Taliyaha AFRICOM kala hadlay duqeymaha iyo howlhallada ka dhan ka ah Al-Shabaab ee ciidmaada Mareykanka ay ka garab siiyaan ciidamada Soomaaliya, kuwaas oo muhiim u ah Soomaaliya.

    Madaxweynaha ayaa Taliska AFRICOM ka codsaday inay laba jibaaraan beegsiga Al-Shabaab, si ciidamada Soomaaliya ay uga guuleystaan kooxda Al-Shabaab oo dagaal culus ay kula jiraan dowladda iyo dadka Soomaaliyeed.

    Kulanka Madaxweynaha iyo Taliyaha ayaa ku soo aadaya xilli maanta uu dhacay mid ka mid ah dagaaladii ugu cuslaa, kadib markii Al-Shabaab ay saakay waaberigii weerareen magaalada Caad ee gobolka Mudug.

    Dagaal ba’an ayaa maanta ka dhacay Caad, in kastoo aan la helin xog rasmi ah, hadana waxay saraakiishu noo xaqiijiyeen inuu jiro khasaare culus, Al-Shabaab waxaa u suurta gashay inay gudaha u galaan Caad, balse duqeyn iyo dagaal toos ahaa ayaa looga saaray goor dambe.

    Mareykanku wuxuu ka mid yahay dowldaha sida dhow Soomaaliya uga caawiya dagaalka Al-Shabaab, taas oo muhiim ka dhigeysa in madaxda Soomaaliya ay mar kasta taageero dagaal weydiisyaan Mareykanka, maadaama aysan Soomaaliya laheyn diyaarado furiya duqeymo ka dhan ah argagixisada ay dhulka fog kula dagaalamayaan ciidamada qaranka Soomaaliyeed

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

    July 7, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

    July 7, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.