Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Safiirka Ethiopia ee Imaaraadka oo ku dhaqaaqay arrin uga sii dareysa xiisadda badda

    Safiirka Ethiopia ee Imaaraadka oo ku dhaqaaqay arrin uga sii dareysa xiisadda badda

    By radiohalgan.comFebruary 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

     Safiirka Ethiopia u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta oo ka hadlay xiisadda ka dhalatay heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia ayaa sii daayey war uga sii dari kara xiisadda labada dal.

    Amb. Oumer Hussein ayaa taageeray heshiiskii is-afgarad ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed, kaasi oo xad-gudub ku ah madax-bannaanida Soomaaliya, isagoo sheegay in Ethiopia ay u qalanto inay hesho deked.

    Danjiraha ayaa ku dooday in Ethiopia dadkeeda iyo dhaqaalaheeda ay si xawli ah u korayaan, ayna tahay inay helaan bad, xilli ay xukuumadda Abiy banaanka keentay damaceeda soo jireenka ah ee biyaha Soomaaliya, ayna heshiis beenaad la saxiixatay Somaliland.

    β€œHeshiiska Is-afgaradka ee ay dhawaan wada saxeexdeen Itoobiya iyo Somaliland ayaan ka duwanayn xiriirka dalalka kale aan la leenahay marka laga reebo in iskaashigani yahay mid dhinaca badda ah,” ayuu yiri Safiirka Ethiopia ee Imaaraadka Carabta, Amb. Oumer Hussein.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in xiisadda xilligaan ka dhex aloosan Ethiopia iyo Soomaaliya ee salka ku haysa heshiiska badda uu u baahan yahay in si dhab ah loo sharaxo cabashooyinka, si buu yiri loogu xaliyo si nabdoon.

    β€œEthiopia dowr weyn ayey ka qaadatay sidii nabad looga dhalin lahaa Sudan, Somalia, South Sudan, iyadoo la adeegsanayo mabda’a xallinga Afrika ee dhibaatooyinka Afrika,” ayuu yiri Oumer oo sheegay in dowladdiisa sii wadi doonto xoojinta wuxuu ugu yeeray β€œdadaalkeeda abuurista xiriir goboleed ku saleysan faa’iido wadaag ah oo ay la’leedahay dalalka deriska ah.”

    Hadalka Danjiraha Ethiopia ayaa imanaya xilli Ethiopia ay la daala-dhaceyso weji-gabax diblumaasiyadeed oo ku riixay inay ka dhuumato fagaarayaasha gobalka iyo kuwa caalamka, islamarkaana ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Ethiopia.

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa horey u soo saartay qaraar ay ku burinayso heshiis beenaadka Addis Ababa, ayada oo sidoo kalena madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay sharci Baarlamaani ah oo burinaya is-afgaradka Ethiopia iyo Somaliland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.