Close Menu
    What's Hot

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » RW Xamsa oo khudbad ka jeedin doona shir degdeg ah oo ay isugu imanayaan Ururka Jaamacadda Carabta

    RW Xamsa oo khudbad ka jeedin doona shir degdeg ah oo ay isugu imanayaan Ururka Jaamacadda Carabta

    By radiohalgan.comJanuary 17, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeedin doona shir deg deg ah oo ay isugu imanayaan Ururka Jaamacadda Carabta.

    Shirka oo ay codsatay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa xadgudubka gurracan ee dowladda Ethiopia ee ka dhanka ah madaxbannaanida, gobonnimada iyo midnimada Soomaaliya. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Somalia

    Kulan ku qabsoomaya Muuqaalka Fogaan-aragga ayuu maanta Ururka Jaamacadda Carabta ka yeelanayaa xadgudubka ay Itoobiya ku samaysay Madaxbannaanida, Wadajirka & damaceeda gurracan ay ku doonayso in ay ku qaadato qayb kamid ah biyaha Soomaaliya.

    Ku xigeenka Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Hossam Zaki ayaa sheegay in shirkaan oo dhacaya maanta oo Arbaco ah 17ka Janaayo 2024 looga arrinsanayo khilaafka & xiisadda salkeedu yahay xadgudubka Itoobiya ay ku samaysay Soomaaliya.

    Ururka Jaamacadda Carabta ayaa dhowr dhinac ka fiirinaya tallaabooyinka iska soo horjeeda ee Muqdisho iyo Addis Ababa ay wadaan, go’aanka adag Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qaadatay damaca gurracan ee Itoobiya & hadallada kulkulul ee la is dhaafsaday.

    Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay qaraar lagu burinayo heshiis-ku sheeggii Itoobiya & Maamulka Somaliland ay shaaciyeen 1dii Janaayo 2024 kaas oo meel ka dhac wayn ku ah wadajirka & madaxbannaanida Dhuleed ee Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.