Close Menu
    What's Hot

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » RASMI: Xiddigii Premier League Ee La Illoobay Oo Loo Magacabay Tababaraha Xulka Ivory Coast

    RASMI: Xiddigii Premier League Ee La Illoobay Oo Loo Magacabay Tababaraha Xulka Ivory Coast

    By radiohalgan.comJanuary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xidhiidhka kubadda cagta Ivory Coast ayaa ku dhawaaqay tababarahooda cusub ee hoggaamin doona, kaddib markii ay shaqada ka caydhiyeen Jean-Louis Gasset oo sababsaday markii uu xulkiisu kaalinta saddexaad kaga dhamaystay Group A, laakiin uu nasiibku u hiiliyey oo ay ka mid  noqdeen afar xul oo ahaa kuwa ugu dhibcaha badan ee kaalmaha saddexaad galay, isla markaana lagu buuxiyey wareegga 16ka.

    Emerse Fae ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Ivory Coast, waxaanu u dhashay isla waddankaas.

    Sannadkii 2007, ayaa uu tegay horyaalka Premier League waxaana £2.5 milyan oo Gini kusoo iibsatay Reeding oo waqtigaas kala soo wareegtay kooxda horyaalka Faransiiska ee Nantes, hase yeeshee 11 ciyaarood oo kaliya ayuu u saftay iyadoo Reeding heerka labaad u dhacday sannadkii 2008.

    Waxa uu dib ugu laabtay Faransiiska sannad kaddib, isaga oo ku biiray Nice oo uu lix ciyaarood oo kaliya ugu soo bilowday ka hor intii aanu ka tegin.

    Waxa uu muddooyinkii dambe ahaa tababare ku0xigeenka xulka qaranka dalkiisa Ivory Coast, balse markii shaqada laga caydhiyey Jean-Louis Gasset ayaa isaga loo magacaabay.

    Fae waa 40 jir 41 ciyaarood u saftay xulka qarankiisa, waxaana uu rajaynayaa in uu ka caawin doono inay u dagaallamaan sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareegyada siddeedda iyo kuwa kasii dambeeya, isla markaana iskaga maydhi lahaayeen ceebtii ay ka qaadeen wareeggii koowaad ee Group-yada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024

    Man United Oo Dhaawac Ku Waayi Karta 9 Xiddig Kulanka Bournemouth

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.