Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida ugu baaqday dhameystirka qoondada haweenka ee ah boqolkiiba 30

    Qaramada Midoobay oo Madaxda Soomaalida ugu baaqday dhameystirka qoondada haweenka ee ah boqolkiiba 30

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa Qaramada Modoobay waxay soo saartay baaq ku socda masuuliyiinta Soomaaliyeed oo ku aadan iney  xaqiijinta ka mid noqoshada haweenka Soomaaliyeed siyaasada oo ay ka dhabeeyaan dhameyatirka qoondada haweenka ee ah boqolkiiba 30 matalaadda haweenku ku leeyihiin Baarlamaanka Fedaraalka.

    “Qoondada ugu yar boqolkiiba 30 waxay wax ka taraysaa oo ay gacan ka geysanaysaa kobcinta sinnaanta jinsiga iyo awoodsiinta haweenka ee Soomaaliya. Inkastoo ay jiraan caqabado badan, haweenka Soomaaliyeed waxay sii wadaan inay si mug leh  gacan uga geystaan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta, tani waxay ku timid adeeg ay bixiyaan iyagoo ah Xubno Baarlamaan, iyagoo qayb ka ah ururrada bulshada rayidka ah iyo ururrada dhallinyarada, taasina waa marka wax yar laga tilmaamo dadaalladooda” ayaa lagu yiri Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing.

    Warsaxafadeedka kasoo baxay Xafiiska Catriona Laing ayaa sidoo kale lagu sheegay in haweenka ay udub dhexaad u yihiin dhismaha bulshooyin loo dhan yahay.

    “Haweenka Soomaaliyeed waxay sii wadaan inay xasuusiyaan saamileeyda siyaasadeed in xaqiijinta xeer Baarlamaan oo lagusoo saaro u-wada dhamaanshaha iyo qoondada 30 boqolkiiba ay tahay codsi la fulin karo marka la tix raaco balan qaadyadii ay horey u sameeyeen hoggaanka Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Xafiiska Catriona Laing.

    Halku dhigga sanadkaan ee xuska maalinta Caalamiga ee Haweenka ayaa ah “Maalgeli Haweenka” waxaana munaasabadda maanta oo kale aduunka oo dhan laga xusaayay tan iyo sanadkii 1875, iyadoo loo dabaal dego guulaha ay haweenku ka gaareen dhanka arrimaha bulshada, dhaqaalaha, dhaqanka, siyaasadda, iyo sidoo kale in la xuso baaqa ku aaddan in wax laga qabto dardar gelinta sinnaanta jinsiga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.