Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Milateriga Somaliland iyo Ethiopia oo qaaday tallaabo xasaasi ah kadib heshiiska + Sawirro

    Milateriga Somaliland iyo Ethiopia oo qaaday tallaabo xasaasi ah kadib heshiiska + Sawirro

    By radiohalgan.comJanuary 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha Millateriga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Taani iyo Taliyaha Milateriga Ethiopia Marshal Birhanu Julana ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia

    Taliyaha Milateriga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Taani iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa shalay waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Madaxtooyada dalka Ethiopia.

    Kulanka Taliska Milateriga Somaliland iyo Ethiopia ayaa daba socda heshiiskii dhawaan ay Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed ku gaadheen Addis Ababa, kaasi oo Itoobiya lagu siinayo qeybo kamid badda Soomaaliya.

    Warbaahinta dowladda Ethiopia ayaa baahisay in labada dhinac ka wada-hadleen arrimaha xiriirka Milateriga iyo iskaashigooda, kaasi oo sidoo kale qeyb ka ahaa heshiiskii is-afgarad ee toddobaadkii tegay ay wada saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya.

    Is-fahamkii ay Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed ay ku gaadheen Addis Ababa oo Itoobiya loogu saxiixay dhul badeeed dhan 20KM ayaa sidoo kale waxaa ku jiray iskaashi ballaaran oo labada dhinac yeeshaan, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo arrimaha millatariga.

    Maalmo kahor ayay aheyd markii Taliska ciidanka Milateriga waddanka Itoobiya uu sheegay in aysan dhag jalaq usiin doonin, islamarkaana ay naftooda u huri doonaan fulinta heshiiska ay Itoobiya ku helayso bad, kaasi oo ay ka carootay dowladda federaalka oo iyadu sheegtay inuu xad-gudub ku yahay madax-banaanida dalk

    Taliska ayaa markaas sheegay in heshiiska uu yahay mid fursad dahabi ah siinaya dalka Itoobiya, uuna soo celinayo taariikhdii hore ee ay lahaayeen, ayna lagama maarmaan tahay helista bad maadaama kordhayaan tirada Itoobiyaanka oo kusii socda 150 milyan, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay Milateriga Ethiopia.

    Si kastaba, arrimahaan ayaa uga sii daraya xiisadda ka dhalatay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay ka dhalatay dhaleeceyn xoogan oo ay la kulmeen labada dhinac, ayada oo dowladda federaalka ay qaaday tallaabooyin lagu burinayo heshiiskaas.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.