Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

    July 7, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxaa ragga Soomaaliyeed loogu sheegay Morooko

    Maxaa ragga Soomaaliyeed loogu sheegay Morooko

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 16, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Beryahan waxaa aad u soo badanaya rag Soomaaliyeed oo dhallinyaro u badan, kuwaasoo oo baraha bulshada isku weydaarsanaya sheekooyin la xiriira inay u socdaan dalka waqooyiga Afrika ku yaalla ee Morooko si ay calafkooda uga raadsadaan.

    Qaar ka mid ah ragaas oo da’doodu kala duwan tahay ayey BBC la xiriirtay muddo bil iyo xoogaa laga joogo si ay u ogaato waxa ka jira arrintaas.

    Cabdiraxaman Nuur Qanyare oo ah 72 jir, howlgab ah oo ka yimid Ingiriiska, ayaa sheegay inuu dagay waddankaas sanadkii 2014 kii.

    Hadda waa ganacsade ku leh goob ay ku soo dagaan dalxiisayaasha.

    “waxaan Marrocco u doortay oo aan usoo dagay madaama aan ahay nin aan xaas aan lahyeen si aan uga helo qof aan waysada ku dhawrto mar hore ayaan dalka tagay oo soo indha indheeyay “

    Waxa uu sheegay in tan iyo markii uu halkasi soo dagay uu kusoo dhaweeyay ragg badan oo Soomali ah oo doonayay in ay soo dagaan, kana guursadaan gabdhaha dalkaasi u dhashahay .

    “Waxaan dareemi karaa qiimaha ay ledahay markii meesha aad qof ka taqaano oo uu kusoo dhaweeyanayo” ayuu BBC da u sheegay Qanyare oo ah waaya arag sida uu oo sheegay soo maray wadamo badan oo caalamka ah, ka hor inta uusan saldhigin waddankaan uu ku soo dhaweeyo Soomaalida.

    Cabdirxmaan Wuxuu sheegay in uu ragga Soomaliyeed ee dalkaasi taga ka caawiyo sidii ay u heli lahyeen gabdhaha wadankaas u dhalatay.

    “waxaad arkaysaa dad badan oo adiga oo wadad ,maray kugu soo booday oo ku dhahay helab miyaa inta ayay qof kugu qaldan mafrka waa dad qalbi wanaagsan “.

    Waa gabdho nuucee haweenka ay ragga Soomaaliyeed guurka u doontaan?

    Morocco waa dal muslim ah. Sagaashan iyo sagaal boqolkiiba dadka ku nool ayaa haysta diinta islmaamka. Sidoo kale dhaqan ahaan kuma adka dadkooda in ay ajnabi guursadaan.

    Sida uu noo sheegay Cabdiraxmaan oo rag Soomaaliyeed horay uga caawiyay guurka gabdhaha dalkaas, waxaa jiray xafiisyo kooban oo haya gabdho guur diyaar u ah. Shuruudo kooban ayay tahay in soo maraan ragga u aada xafiisyadaas inay guursadaan.

    In ay cadeeyaan waddanka uu ka yimid, dhaqaalihiisa iyo in uu guurar hore soo maray ayaa kamid ah shuruudaha uu noo sheegay Cabdiraxmaan inb la hor dhigay ragii uu horay uga caawiyay guurka gabdhaha.

    “Waa in uu keeno waraqada cadeeynaysa in uusan danbi lahyeen iyo waraqadaha dhalashada ee asalka ah”, ayuu Cabdiraxmaan hadalkiisa ku daray.

    Balse waxa kale oo uu sheegay in haweenkaan ay u badan yihiin kuwa iskood u xamaasha ama baagamuudo ah.

    “Gabdhaha guurka diyaarka u ah ee ragga Soomaliyeed guursadaan waxay u badan yihiin gabdhao ku dhacay imtaxaanka dugsiga sare oo ka xishoonaya in dib ugu laabtaan iskuulka oo caruur ka da’yar ay la fariistaan,” ayuu BBC u sheegay Cabdiraxmaan.

    Wadamo badan oo caalamka ah oo ay kamid tahay Morocco ayaa arrintaan ka tahay ceeb, iyaga oo ardeyda ku dhacda fasalka ugu dambeeya ay doorbidaan inay waxbarashada isaga haraan.

    Cabdiraxmaan ayaa BBC da u sheegay: “Badanaa halkaan in gabdhuhu imtxaanka dusiga ku dhacaan waa waxa ceeb ah. Marka qofkii saas ah waa iska guursada ama nin ayuu iska doontaa”.

    Waxa uu sheegay Cabdiraxmaan in ay jiraan haween dulaal ah oo ka shaqeeysa arrimaha guurka qorsheysan oo dhaqan ka ah Morocco, kuwaas oo gacan ka geysta isu imaatinka gabdhaha iyo ragga. Inta badan ragga ayaa tilmaama nuuca gabadha ay u baahan yihiin.

    Bulshada Maroocca ayuu sheegay in ay yihiin dadka wanaagsan oo jecel dadka Soomaliyeed, balse haweenkooda ay ragga soomaaliyeed guursadaan ayaan jeclayn in loo soo wado Soomaaliya iyo sidoo kale Dowlada deeganka Soomaalida, maadaama ay wararka ku arkaan colaado ka dhaca goobahaas, sida uu sheegay Cabdiraxmaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    YouTuber caan ah oo mar sheegay in dalal ay Soomaaliya ka mid tahay uu ceelal ka qodayo oo dacwado loo heysto

    September 23, 2024

    Sida taleefan lagu dhex dafay London muddo yar ka dib loogu arkay dalka Shiinaha

    September 7, 2024

    Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo la shaaciyay iyo arday badan oo…

    August 27, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

    July 7, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.