Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026

    DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

    February 28, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026

      DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

      February 27, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

      February 28, 2026

      DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

      February 28, 2026

      DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

      February 28, 2026

      DEG-DEG: Soomaaliya oo yeelaneysa Maxkamad Gaar ah oo Ganacsi

      February 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Mauricio Pochettino Oo Ka Hadlay Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Fulham.

    Mauricio Pochettino Oo Ka Hadlay Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Fulham.

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tababaraha Kooxda chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay kooxda Fulham kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

    Chelsea ayaa 1/0 kaga badisay kooxda Fulham kulan ka dhacay Stamford Bridge waxana ay ku soo laabateen wadada guulaha.

    Kooxda Mauricio Pochettino ayaa gaadhay guusheedii 3-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League kadib markii ay garaaceen kooxda Fulham.

    “Waxa aan gaadhnay 3 kulan oo xidhiidh ah waana mid fiican si aan kalsooni u helno”ayuu Pochettino yidhi.

    “Waxa amaan weyn leh ciyaartoyada sababta oo ah qaab ciyaareedkoodu waxa uu ahaa mid aad u fiican”ayuu sii raaciyay.

    Kooxda chelsea ayaa soo gashay kaalinta 9-aad ee kala saraynta horyaalka premier League kadib guushii ay ka gaadheen kooxda Fulham.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Xiisadda Israa’iil & Iiraan oo ka gudubtay heerkii hore

    February 28, 2026

    DEG :DEG – Maamulka Israa’iil ayaa weerar cusub ku qaaday dowladda Iiraan

    February 28, 2026

    DEG DEG Mareykanka iyo Israal oo hadda duqeynaya Tehran

    February 28, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.