Close Menu
    What's Hot

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026

      DEG-DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay galabta.

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

      September 27, 2026

      DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

      September 27, 2026

      Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

      September 27, 2026

      Dad ku dhintay qarax ka dhacay waqooyi-galbeed ee Pakistan.

      September 27, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Liverpool Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Fulham

    Liverpool Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Fulham

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Fulham kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee Semi-final-ka tartanka Carabao cup-ka.

    Kooxda Fulham ayaa Liverpool kaga naxsatay gool waxana u dhaliyay xiddiga Willian kaas oo hogaanka u dhiibay kooxdiisa daqiiqadii 19-aad.

    Liverpool ayaa qaybtii dambe si dar-dar leh ku bilaabatay iyaga oo doonayay in ay dhaliyaan goolka bar-baraha ee ciyaarta.

    Daqiiqadii 68-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 1-aad ahaana goolka bar-baraha waxana u dhaliyay Curtis Jones kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/1.

    Liverpool ayaan halkaas ku joogsan waxana ay sii raadinayeen goolal ay ciyaarta ku dilaan.

    Daqiiqadii 71-aad ayay Liverpool dhalisay goolka 2-aad waxana u dhaliyay xiddig Cody Gakpo kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/1.

    Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Liverpool hal lug la gashay Final-ka Carabao cup-ka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEGDEG | Safiirka cusub ee Turkiga oo kormeeray Saldhigga TURKSOM

    September 27, 2026

    DEGDEG | Balcad oo laga daah-furay ololaha doorashada Hirshabeelle

    September 27, 2026

    Iran oo shaacisay war ku saabsan marinka Hormuz.

    September 27, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.