Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Laba Tababare Oo Waaweyn Oo La Eryayo, Arsenal Oo Qasnaddeeda U Jabinaysa Osimhem, Man United Oo Magacaabaysa Conte Iyo Wararka Suuqa Ee Maanta

    Laba Tababare Oo Waaweyn Oo La Eryayo, Arsenal Oo Qasnaddeeda U Jabinaysa Osimhem, Man United Oo Magacaabaysa Conte Iyo Wararka Suuqa Ee Maanta

    By radiohalgan.comFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda Sucuudiga ee Al-Hilal ayaa dib usoo cusboonaysiisay xiisaheeda kabtanka Manchester United ee Bruno Fernandes oo ay hore ugu fashilantay bishii January. 29 jirkan ayaase ku adkaysanaya inuu sii joogayo Old Trafford. (Mail)

    Tababaraha Chelsea ee Mauricio Pochettino waxa uu halis weyn ugu jiraa in shaqada laga caydhiyo kaddib guul-darradii 4-2 ahayd ee ay Axaddii kala kulmeen Wolves. (Teamtalk)

    Guddoomiyaha Crystal Palace ee Steve Parish ayaa ka fiirsanaya inuu eryo Roy Hodgson kaddib guul-darradii xanuunka badnayd ee ay Wolves u xambaarisay Sabtidii, waxaanay hadda raadinayaan tababarihii ay ku beddeli lahaayeen. (Guardian)

    Arsenal waxay kula tartami doontaa Chelsea weeraryahanka Napoli iyo xulka Nigeria ee Victor Osimhem marka uu furmo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagu. Waxa qandaraaska laacibkan lagu burburin karayaa lacag dhan ยฃ111. Soccernet)

    Liverpool waxay xiisaynaysaa garabka weerarka Barcelona iyo xulka Brazil ee Raphinha oo 27 jir ah, iyo weeraryahanka Spain ee Ansu Fati oo 21 jir ah, si uu midkood u noqdo beddelka Mohamed Salah. (Teamtalk)

    Liverpool ayaa wada-hadallo la furaysa difaaca midig ee reer England ee Trent Aleander-Arnold si ay qandaraaska ugu kordhiso. Heshiiska laacibkan ee Reds ayay ka hadhsan yihiin 18 bilood oo kaliya. (Football Insider)

    Chelsea waxay bartilmaameed ka dhiganaysaa weeraryahanka reer Belgium ee Benjamin Sesko oo 20 jir ah haddii uu laacibkani goโ€™aansado inuu ka tago RB Leipzig xagaaga soo socda. (Football Transfers)

    Eintracht Frankfurt ayaa liiska ciyaartoydeeda Europa Conference League u dheelaysa ka reebtay laacibka ay amaahda kaga soo qaateen Manchester United ee Donny van de Beek. (Sky Sports)

    Agaasimaha Napoli oo lagu magacaabo Mauro Meluso waxa uu sheegay in xiddiga khadka dhexe ee reer Poland ee Piotr Zielinski oo 29 jir ah laga reebay liiska ciyaartoyda kooxdooda ee tartanka Champions League, kaddib markii uu goโ€™aansaday inuu si xor ah uga tago xagaaga, waxaana lagu soo warramayaa inuu kusii jeedo Inter Milan. (Football Italia)

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.