Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Korneyl Barre Shukri Elmi ayaa yiri Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) maqaalka uu ku xag xagtay Madaxweyne Geele HIIL WALAAL ayaan wax yar ka qorayaa)

    Korneyl Barre Shukri Elmi ayaa yiri Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) maqaalka uu ku xag xagtay Madaxweyne Geele HIIL WALAAL ayaan wax yar ka qorayaa)

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    1)Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) waa in laga qaado BAASABOORKA SOOMAALIYA maxaa yeelay Tuuladii kaligeed ay beeshiisha ku la’heeyd dhulka Soomaaliya ee Aabaaleey oo ka tirsan Gobolka Hiiraan Ayuu Fahad siiyay Ethiopia oo 20sano waxaa ka taagnaa Aabaaleey Calanka Ethiopia

    2) DULUCDA QORAALKAAN YAR: Marka hore waxaan Mahad aan la’soo koobi karin u dirayaa Raiisulwasaarihii qaranka iyo doorashadii qaranka ee 2022 toosiyay oo waddo Fiican ku hagay doorashada Maxamed Xuseen Rooble oo u diiday Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) in uu Barlamanka qaranka Soomaaliyeed ku soo galo musuq iyo si mugdi ah kaddibne uu Edeeysane Fahad (Abu Camaar) uu WASAQEEYO Barlamanka qaranka soomaaliyeed.

    Soomalidu waxeey tiraa: nin ayaa dad su’aal weeydiiyay taas oo aheeyd: Findhicil ilka ku jiro Xaaraan miyaa mise waa xalaal? Markaas ayaa loogu jawaabay: sheeg sheeggiisa ayaaba xun. hadda Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) oo ay Soomaali isku raacday markii uu ciidanka nabad sugidda madax ka ahaa haddane uu la’shaqeeynayay argagixisada oo uu Fahad shaqo ka dhigtay muwaadiniinta soomaaliyeed dhibteeyntooda BAS oo shantii sano oo uu Fahad hagayay LUNSANE Farmaajo uu ka shaqeeynayay dhibaatada muwaadinka iyo duminta dalka isla markaane uu Fahad siiyay Ethiopia tuuladii uu ka soo jeeday ee Aabaaleey oo uu hadda Calanka Ethiopia ka taagan yahay tuuladiisa Aabaaleey SHEEG SHEEGGA FAHAD AYAABA XUN. Aniga iyo qofkasta oo soomaaliyeedne in uu Fahad sheeg sheego sharaftiisa ayaa ka weeyn.

    Laakiin wax yar ayaan ka qorayaa Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar), Fahad wuxuu ka soo jeedaa tuulada Aabaaleey oo ka tirsan Gobolka Hiiraan khaas ahaan degmada Beledweyne laakiin tuulada Aabaaleey sida aan kor ku xusay waxaa ka taagan CALANKA ETHIOPIA oo Ethiopia ayaa yeelatay 20sano waxaana lacag uu QATAR ka soo qaaday ku bixiyo FAHAD YAASIIN (ABU CAMAAR) in ay Aabaaleey yeelato AMXAARO markaas waa nasiib darro Eedeeysane FAHAD YAASIIN (ABU CAMAAR) in uu Madaxweyne Geelle, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Muuse Biixi BEEN KA SHEEGO oo uu yiraa Ethiopia ayeey BAD SOOMAALIYEED SIIYEEN, waxaa kale oo nasiib darro ah in eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) eed uga dhigo Dowladda Jabouti in ay hub u soo iibin jirtay ururadii umadda soomaaliyeed ka dulqaaday rajiimkii DALKA DULLEEYAY sida SSDF, SNM, USC IYO SPM halkaas waxaa ka cad in uu Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) la’jiray rajiimkii dalka dumiyay lana dumiyay rajiimkii Dalka, haddane uu la’jiro argagixisada dalka dhibaatada ka waddo oo lagu Eedeeyay Fahad marar badan in uu la’shaqeeyo argagixisada.

    3) Madaxweyne Geelle waa HIIL WALAAL intii ay soomali dhibka ku jirtay wuxuu ahaa halyeeyska Madaxweyne Geelle iyo walaalaheen Jabuuti (DHIBAATO MARKEEY KU SIDATAY SIDAAD TAHAY BAAN NOQDOO WALAALKAA SEEXAN WAA).

    Markaas in uu Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) Xaar mar mariyo Madaxweyne Geelle iyo shacabka HIIL WALAAL EE JABOUTI lama Aqbali karo, Eedeeysane Fahad Yaasiin (Abu Camaar) oo tuuladii ay dalka ku la’heeyd Beeshiisa Amxaaro siiyay in uu ku xag xagto Madaxweyne Geelle iyo madax kale oo sharaf leh ayaa badda Soomaliya siiyay Ethiopia waa XAARAAN MANA AHA WAX LA’AQBALI KARO.

    Fiiro Gaar ah: Dowladdu waa in ay FAHAD YAASIIN (ABU CAMAAR) ku maxkamadeeyso Muwaadiniintii lagu Eedeeyay in uu laayay sida Aqoonyahanaddii IKRAAN DR TAHLIIL FAARAX IYO IN UU FAHAD SIIYAY AMXAARO TUULADII UU KA SOO JEEDAY EE AABAALEEY OO MAANTA UU CALANKII ETHIOPIA KA TAAGAN YAHAY lagana soo doorto Golaha dagaanka ee Ethiopia, waliba waa in laga qaado baasaboorka soomaliya Fahad Yaasiin (Abu Camaar) sida aan kor ku xusay maadama uu tuuladii ay kaligeed beeshiisa ku la’heeyd dhulka soomaaliya SIIYAY ETHIOPIA.

    Mahadsanidiin.

    Barre Shukri i.

    W/Q: Barre Shukri Elmi

    AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan  Radiohalgan.com waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada =Radiohalgan1@gmail.com Mahadsanid.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.