oo lagu horumarinayo lagu sameeyay waxaana si isdaba-joog ah loo dheelaa kulamada heerarka kala duwan ee horyaalka Dalka, Koobka Dowlad-Goboleedyada, Degmooyinka & tartamo kale.

Wasiirka Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan sheegay in ay Dalka ku martiqaadeen xulka Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti oo fure u noqonaya in Xulal kale iyo Kooxo kubadeed ay dalka yimaadaan.