Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Jawaari: “Waa in Waaran loo jaro Muuse Biixi waayo Khiyaano Qaran ayuu sameeyay”.

    Jawaari: “Waa in Waaran loo jaro Muuse Biixi waayo Khiyaano Qaran ayuu sameeyay”.

    By radiohalgan.comJanuary 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Xafiiska Xeer Ilaalinta looga baahan yahay in uu waaran u jaro Muuse Biixi Cabdi maadaama uu sameeyay Khiyaano Qaran.

    Jawaari ayaa tilmaamay in arrinta uu ku dhaqaaqay Muuse Biixi aanay u baahnayn marqaati isagana uu afkiisa ka qirayo sidaas awgeed loo baahan yahay in loo jaro warqad si meel weliba oo lagu qaban gacanta loogu dhigo.

    Garsoorka ayuu sheegay in uusan weli qaadin wax tallaab ah oo la falgalaysa heshiis-beenaadkii Muuse Biixi Cabdi uu shaaciyay in uu Itoobiya la galay si ay u hesho 20 Kiilo-mitir oo kamid ah Badda Soomaaliya.

    Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa bogaadiyay Baarlamaanka & Xukuumadda oo sheegay in ay guteen waajibka qaran ee saaran isla markaana ay qaadeen tallaabooyin ay uga dhiidhinayaan xadgudubka Itoobiya & heshiis ku sheegga.

    “Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed waxa uu qorayaa Qof alla qofkii Gobonnimada Soomaaliyeed Qayb kamid ah ama kuligeed hoos geeya Dowlad kale oo ajnabi ah Khiyaano Qaran ayaa la dhahaa oo xukunkeedu dil yahay, Muuse Biixi waxa uu sameeyay waa bareer oo maba qarsoonno oo isaga ayaa ku faanaya, asiga oo maqan xitaa waala xukumi karaa oo markii la arko ayaa lasoo qaban karaa, Shacabka Somaliland raalli kama ahan arrintaas” Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

    Itoobiya ayaa xadgudubkaan ay ku samaysay Madaxbannaanida & midnimada Dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka dhiidhiyay dhinacyo badan oo isugu jira Soomaali & Ajaanib iyaga oo u digay Xukuumadda Abiy Ahmed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.