Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Muqaal Jawaahir Baarqab oo soo jawaabtay kadib guul-darradii Gobolka Banaadir

    Daawo:- Muqaal Jawaahir Baarqab oo soo jawaabtay kadib guul-darradii Gobolka Banaadir

    By radiohalgan.comJanuary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir, Marwo Jawaahir Baarqab ayaa bixisay wareysigii ugu horreeyay, kadib guul-darrada ku dhacay Xulka Gobolka Banaadir oo ay si weyn u taageereysay inta ay socdeen ciyaaraha maamul goboleedyada oo ay hadda isugu soo hareen maamullada Gamudug & HirShabelle.

    Jawaahir oo wareysi siiyay Universal TV ayaa marka hore u jawaabtay dadka kale ee kasoo horjeeda, ama taageerayaasha kooxahakale oo ay si weyn isku xifaalinayeen, maadaama shalay xulkeeda laga reebay tartanka, kadib kulan ay la ciyaareen xulka Galmudug.

    β€œJawaahir Baarqab waa suuxday waa sakaraaday meelaa la dhigay aniga shub ayaan ahay Ilaahaa iga dhigay Iron Lady ma baq, cidna uma joojiyo” ayay ku jawaabtay.

    Sidoo kale waxay sheegtay in weligeed ay taageero u ahayd gobolka Banaadir oo ay tilmaamtay in mar kasta ay ka baqayeen gobollada kale, sida ay hadalka u dhigtay.

    β€œGobollada dhanba team-ka kaliya ee ay ka baqaayeen oo macal madaxdooda ay cabur ku seexanaayeen Xulka Gobolka Banaadir ayuu ahaa” ayay tiri Jawaahir Baarqab.

    Waxaa kale oo ay ku dartay β€œAniga sideeda kale weligey gobol kale ma taageerin waxaan taageersanahay Gobolka Banaadir, waxaan haystaa taageerayaasha Awlaadul Caasimaha”.

    Dhinaca kale waxa ay ka jawaabtay eedaha loo jeedinayay ee ku aadan inay kicin sameysay sidoo kale ay qabiileysay ciyaaraha, taas oo ay tilmaamtay in aysan waxba ka jirin ayna iyadu iftiin u aheyd taageerayaasha.

    Sidoo kale waxa ay aad iyo aad bogaadisay dadweynaha u daawasho tegayay ciyaarta iyo ciidamada ammaanka ee ku guulaystay inay sugaan amniga amniga garoonka.

    Horta si khaldan ayay u fahmeen horta gobollada qabiil gaar ah malaha, sidoo kale ciyaarta qabiil ma ahaynee aniga dhan kale ayaa ii muuqatay amniga caasimada 70 kun oo dhalinyaraa oo imaaneysaa waxaa ii muuqaanayay ciidamo Soomaaliyeed oo bud wata oo ilaalinaaya ciyaarta” ayay mar kale wareysiga ku tiri guddoomiye Jawaahir Baarqab.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.