Close Menu
    What's Hot

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

      June 23, 2026

      Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

      June 23, 2026

      DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

      June 22, 2026

      DEG DEG Gudoomiyihii Baarlamanka Somaliya Aadan Madoobe ayaa maanta loo doortay Madaxwaynaha Koonfur galbeed

      June 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Israiil oo ka carootay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Luiz Lula da Silva

    Israiil oo ka carootay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Luiz Lula da Silva

    By radiohalgan.comFebruary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Israa’iil ayaa u yeertay safiirka u fadhiyey Brazil kaddib markii Madaxweyne Lula uu weerarka Israa’iil ee Gaza barbar dhigay xasuuqii Holocaust ee naasigii Jarmalku kula kacay Yuhuuda.

    Madaxweynaha Brazil Luiz Lula da Silva ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu ka jeedinayay shirkii madaxda dalalka Midowga Afrika ee ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

    Israa’iil ayaa sheegtay inay u yeerayso safiirka Brazil u jooga dalkeeda hadal ay ku sheegtay “wax laga xishoodo oo halis ah” oo ka soo yeedhay madaxweynaha Brazil.

    Isagoo ka hadlayay horraantii Axadda ee shir madaxeedka Midowga Afrika, Lula ayaa ku tilmaamay duullaanka Israa’iil ee marinka Qaza “xasuuq bahalnimo ah”.

    “Waxa ka socda marinka Qaza ee ay kula jiraan dadka reer Falastiin  waa wax aflagaado ku ah taariikhda casriga ah, runtii wuxuu ka mid yahay xasuuqii Hitler ku laayey Yuhuudda,” ayuu yiri.

    Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa dhaleeceeyey hadalkaas

    “Wuxuu isku dayayaa inuu waxyeello u geysto dadka Yuhuudda ah iyo xaqa ay Israa’iil u leedahay inay isdifaacdo,” ayuu yiri

    “Israa’iil waxa ay u dagaalantaa difaaceeda iyo in ay sugto mustaqbalkeeda ilaa ay ka gaarto guul dhameystiran, waxaana ay sidaas ku dhaqaaqdaa iyadoo ilaalinaysa sharciga caalamiga ah”ayuu sii raaciyay.

    Wasiirka difaaca Israa’iil Yoav Gallant ayaa sidoo kale cambaareeyay hadalkaas ka dib qoraal uu soo dhigay bartiisa X.

    Israa’iil ayaa ballan qaaday inaysan joojin doonin ololaha ay ka waddo Qaza ilaa Xamaas la burburiyo, lagana sii daayo dhammaan la haystayaasha kooxda, kaddib weerarradii ay ku qaadday Israa’iil 7-dii Oktoobar.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir looga hadlay adkaynta amniga deegaannada Koonfur Galbeed

    June 23, 2026

    Korneel Barre Elmi: “Kuwa Ugaaska gadaashiisa ku gambanaya ha kasoo baxaan, fagaaraha ha yimaadaan

    June 23, 2026

    DEG-DEG:- Wasiirka Batroolka XFS, Daahir Shire, in looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

    June 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.