Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » FIFA Oo Baadhitaan Ku Samaynaysa West Ham Kaddib Laba Heshiis Oo Ka Burburay Maalintii Ugu Dambaysay Suuqii January

    FIFA Oo Baadhitaan Ku Samaynaysa West Ham Kaddib Laba Heshiis Oo Ka Burburay Maalintii Ugu Dambaysay Suuqii January

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa baadhitaanno ku samaynaya kooxda horyaalka Premier League ee West Ham, kaddib markii laba heshiis ay ka burbureen maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda bishii January ee xalay saqdii dhexe lasoo gunaanaday.

    Lyon ayaa u muuqanaysay inay West Ham kala wareegayso garabka weerarka Algeria ee Sai Benrahma, kaas oo heshiiska saxeexay iyadoo si toos ah looga daawanayo telefishannada.

    Si kastaba, heshiiska ayaa burburay waxaana war-saxaafadeed soo saartay Lyon 11 saacadood kaddib markii heshiiska la saxeexay, iyadoo West Ham ku eedaysay ‘ixtiraam-darro ay kula kacday ciyaartoyga iyo iyagaba’, isla markaana uu burburay heshiiska oo ku kacayay £15 milyan oo Gini.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu yidhi: “Olympique Lyonnais waxay si aad ah uga murugaysan xaaladdan iyo go’aankan oo muujinaya ixtiraam-darro sal u ah West Ham oo ay kula kacday annaga iyo ciyaartoygaba.

    “Kooxdu waxay xuquuqdu siinaysaa inay qaaddo dhamaan tallaabooyinka sharci ee lagama maarmaanka ah, si loo dhaqan-geliyo heshiiska, West Ham na loogula xisaabtamo.”

    Tababare David Moyes oo maanta la hadlay saxaafadda oo la weydiiyey arrintan, ayaa sheegay in eedaynta Lyon iyo kalmadaha ay isticmaashay ay yihiin kuwo xooggan oo ay bannaanka keeneen ka hor inta aanaan soo bandhigin sidii ay wax u dhaceen.”

    Sidoo kale, Real Betis ayaa wali rajaynaysa in ay la saxeexanayso Fornalis oo la ansixinayo inkasta oo sida la sheegay ay cillado computer dib u dhac ku keeneen dhamaystirka hesiiska.

    Si kastaba, Lyon iyo Betis ayaa labaduba la xidhiidhay FIFA waxaanay u gudbiyeen arrinta dhacday, taas oo keentay in arrintan lagu sameeyo baadhitaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.