Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dagaalka ka socda Gaza oo galay 100 maalmood & Israaiil oo duqaynta sii kordhisay.

    Dagaalka ka socda Gaza oo galay 100 maalmood & Israaiil oo duqaynta sii kordhisay.

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dagaalka & duqaynta ciidamada Israaiil ay ku qaadeen Magaalada Gaza ayaa maanta galay maalintii 100aad waxaana ciidanka gumaysiga ay gaysanayaan tacadi ka dhan ah Shacabka ku sugan Xaafadaha Magaaladaas.

    Ciidanka Israaiil ee ku guuldaraystay dagaalka lugta ah ee sida tooska ah uga socda Magaalada Gaza ayaa kordhiyay duqaymaha ay ka fulinayaan Koofurta & Waqooyiga Magaaladaas iyada oo waxyeello xooggan gaarsiiyay Dadka rayid Muddada boqolka maalmood ah waxaa Yuhuudda laga diiwaangeliyay oo ay gaysteen xasuuq iyaga oo beegsaday Isbitaallo, Iskuullo, Xeryo barakac & goobo kale oo ay gabbaadsadeen Dadka rayidka ah ee Falastiin.

    Dadka ay dileen ku dhowaad 10 kun waa carruur kuwaas oo xitaa waayay goobo lagu daweeyo maadaama ciidamada Yuhuudda ay beegsadeen goobihii lagu dawayn lahaa ee Isbitaallada halka dawo la’aan qaarkood ay ku dhacday.

    Xasuuqa Israaiil waxaa usii dheer go’doon xooggan oo ay geliyeen dhinaca Magaalooyinka oo waxa ay diideen in loo gudbiyo gargaarka la geeyay Dalka Masar taasi ayaa keentay in Koofur Afrika ay ku dacwayso Israaiil oo waxa ay la kortay Maxkamadda ICJ.

    Askarta Israaiil qudhooda waxa ay dagaalka ku waayeen saraakiil iyo askar muhiim u ah halka laga gubay Gaadiid aad u badan iyada oo ay intaas ay dheer tahay diyaarado laga soo riday muddada uu dagaalka xooggan socda.

    Dagaalka Gaza waa uu ka tallaabay Magaaladaas oo waxaa si siman duqayn xooggan Israaiil ku garaacaya Xisbullaah oo Lubnaan ka dhisan & Xuutiyiinta fadhigoodu yahay Jamhuuriyadda Yemen halka kooxo kale oo Suuriya iyo Ciraaq Jooga dagaalku qayb ay ka yihiin.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.