Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:-Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho oo la sheegay in maydkiisa lagu xad-gudbay

    Daawo:-Xildhibaan ku geeriyooday Muqdisho oo la sheegay in maydkiisa lagu xad-gudbay

    By radiohalgan.comFebruary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Allaha u naxariistee waxaa todobaadkii hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan hore Marxuum Axmed Aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii hore ee dalka, kaas oo isaga oo xaalad adag ku sugan loogu tegay qolkiisa, kadibna markii loola cararay isbitaalka ku geeriyooday halkaasi.

    Warar kala duwan ayaa laga qoray sababaha keenay geerida marxuumka oo kasoo jeeday gobollada waqooyi, kuwaas oo baraha bulshada lagu baahiyay, isla markaana ahaa kuwa la sheegay inay xadgudub ku ahaayeen maydka xildhibaanka.

    Senator Laylo Axmed oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa cambaareysay hadalladaas laga faafiyay geerida xildhibaanka oo ay sheegtay inuu si kadis ah ugu geeriyooday Muqdisho.

    Wuxuu u dhintay si kadis ah meeshii uu deganaa ayaa loogu tegay isaga oo nafta ku jirto, markii dhaqtarka la geeyayna waa geeriyooday” ayay tiri Senator Laylo Axmed.

    Sidoo kale waxa ay farriin u diray dadka faafinayaa warar ay sheegtay in loogu xadgubayo maydka marxuumka oo muddan ixtiraan, sida ay ina fareyso Diinteenna Islaamka.

    “Ilaahey halooga cabsado qofka marka uu dhinto wuu dhintay, waana in aan la siyaasadeyn maydka qof dhintay iyo in aan laga been abuuran, Xildhibaankaas wa dhintay allaha u naxariisto dadka waxa xun ka qoraayo ee leh waxyaabaha ka qoraayo ilaahey ha uga cabsadaano” ayay mar kale tiri xildhibaanaddu.

    Senator Layla ayaa sii raacusay “Waxaan rabaa bulshada Soomaaliyeed inaan u sheego qofka marka uu dhinto oo uu marxuum yahay wuxuu naga mudan yahay ixtiraam iyo xaqii marxuumnimo.

    Ayada oo ka hadleysay aqoonka ay u leedahay xildhibaanka geeriyooday ayaa waxa ay sheegtay inuu ahaa nin wanaagsan, waxayna tacsi u dirtay ehelladiisa.

    “Ninkaas odeyga ah nin zaciim ah ayuu ahaa maalintii aynu halkan joognay wuu nala joogay qof weliba wuu dhimanayaaa Ilaahey ha u naxariisto” ayauy kusii dartay.

    Ugu dambeyn waxa ay hoosta ka xariiqay inuu socdo baaritaan guud oo ku aadan geerida marxuumka, ayna ka war sugayaan laamaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.