Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Odawaa oo meesha ka saaray khatar laga digayay kadib tallaabadii BF

    Daawo: Odawaa oo meesha ka saaray khatar laga digayay kadib tallaabadii BF

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa meesha ka saaray in tallaabada uu maanta qaaday baarlamaanka ay khatar ku tahay dagaalka ka dhanka ah Itoobiya

    Siyaasiyiinta kasoo horjeeda wax ka beddelka dastuurka ayaa horey u soo jeediyay in doodda dastuurka dib loo dhigo, xilli lagu jiro difaaca dalka, halka qaarkood ay ka digeen in ay luminayso midnimada umadda Soomaaliyeed ku wajaheyso xilligaan damaca gurracan ee xukuumadda Abiy.

    Odawaa ayaa sheegay in dagaalka Itoobiya iyo difaaca madax-banaanida dalkeenna ay wado xukuumadda, halka wax ka beddelka uu isna wado baarlamaanka, sidaas darteedna aysan aheyn laba shaqo oo is dhaawacaya ama saameyn isku yeelanaya, sida uu hadalka u dhigay.

    Waxa aan aad u maqlayay madax hore iyo qaar kale oo leh maxaa la iskugu farayaa arrinta Itoobiya iyo arrinta dastuurka. Arrinta Itoobiya waxaa wada xukuumadda, tan dastuurka anaga wadna, baarlamaanka ayaa wada oo baarlamaanka shaqo kama hayo Itoobiya oo askarna ma ahan oo inta xuduuda Seylac la geeyo ma difaacayo,” ayuu yiri Xildhibaan Odawaa.

    “Itoobiya in la iska dhiciyo waa gar waa iska dhicineyna waan u taaganahay, awal ayaa iska dhicin jirnay farac iyo asal ayaa u leenahay, marka baarlamaanka maalintii loo baahdo inuu baaq kasoo saaro Itoobiya waa kasoo saari, maalintii loo baahdo in dastuurka uu socodsiiyana waa socodsiin.”

    Odawaa ayaa ugu dambeyntiina wuxuu ugu baaqay Xildhibaannada kasoo horjeeda wax ka beddelka dastuurka in Golaha ay la yimaadan dood, islamarkaan uu baarlamaanka xoog waxba ka tarin, sida uu hadalka u dhigay.

    “Xildhibaannada saaxiibaday ah xoog sidiisaba ma u fiicna nin mucaarad ah waxaa u fiican in uu ra’yigiisa jeedsado. Maanta inay ra’yi jeedsadaan waa diideen iyada oo cidna war u diidin ayay baarlamaankii banadeen. Habraacii waa la ansixiyay dastuurkana waa la dhameystirayaa hadduu Ilaahay yiraahdo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.