Close Menu
    What's Hot

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

      February 15, 2026

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

      February 15, 2026

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Daawo: Kheyre Cali Kheyre oo arrimo xasaasi ah ka dhex sheegay caleemo saarka Deni

    Daawo: Kheyre Cali Kheyre oo arrimo xasaasi ah ka dhex sheegay caleemo saarka Deni

    By radiohalgan.comJanuary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Raโ€™iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta khudbad cajiib ah ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha Puntland Saciid Deni, taas oo ay ka qayb-galeen madax kala duwan.

    Khayre ayaa soo hadal qaaday arrimo xasaasi ah oo taabanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dastuurka iyo damaca Itoobiya ee ku aadan badda Soomaaliya.

    Raโ€™iisul wasaarihii hore ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu shalay qaaday tallaabo keeneysa xiisad iyo xasarad siyaadeed oo ku aadan arrimaha Dastuurka.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay in laga haboonaa in lagu deg-dego wax ka beddalka Dastuurka, isaga oo sheegay in laga heshiin karay kahor tallaabadaasi.

    โ€œWaxaan ka xumahay in Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay martigeliyey xiisad iyo xasarado siyaasadeed oo ay sabab u tahay inaan dadajinayo wax ka badalka dastuurka. Majirto meel loo deg dego waan dhammeystiri karnaa annaga oo heshiis ahโ€ ayuu yiri.

    Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale soo hadal qaaday isbeddalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gudaha dalka, gobolka iyo calaamka.

    โ€œXafladda caleema saarka ee aan isugu nimid waxay kusoo aadeysaa ayada oo ay dalka ka jiraan fursado iyo caqabada isbarkan, waxayna kusoo aadeysaa, ayada oo ay isbeddalo waa weyn ay ka socdaan dalka, gobolka iyo caalamkaโ€ ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

    Mr. Khayre ayaa sidoo kale ka hadlay damaca gurracan ee ay Itoobiya ku dooneyso badda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in muddo dheer ay soo waday qorshahaasi.

    โ€œWaxaa kale oo ay kusoo aaday ayada oo damac iyo duulaan ay Itoobiya ku dooneyso inay boobto baddeenna iyo khayraadkeennaโ€ ayuu mar kale yiri Xasan Cali Khayre.

    Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowlad goboleedyada oo uu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan danta guud.

    โ€œDowladda hadda joogta iyo dowlad goboleedyada waxaan ugu baaqayaa inaan ku cibra qaadano wixii aan soo marnay muhiimad iyo mudnaan gaar ahna aan siino danta guud, sharciga taliyo, caqliguna na hagoโ€ ayuu khudbaddiisa kusoo gabagabeeyay Khayre.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Markabka qodaya Shidaalka Somalia oo maanta kasoo baxay Turkiga.

    February 15, 2026

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.