Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Ergeyga Cabdikariin Guuleed weji cusub u yeelay xiisadda badda

    Daawo: Ergeyga Cabdikariin Guuleed weji cusub u yeelay xiisadda badda

    By radiohalgan.comJanuary 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug, Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo sidoo kale hadda ah ergeyga gaarka ah ee wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay heshiiska badda.

    Guuleed oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa weji cusub u yeelay heshiiska Muuse Biixi iyo Abiy Axmed, isaga oo uu tilmaamay in lagu fashilinayo wada-hadalladii ugu dambeeyay ee ay Muqdisho iyo Hargeysa dhowaan ku yeesheen waddanka Jabuuti.

    Ergeyga ayaa tilmaamay in wada-hadallada ay ku billowdeen jawi deggan, balse saacado kadib uu soo baxay heshiiska badda oo abuuray xiisad horleh.

    Go’aannada soo baxay qodobka ugu muhiimsan wuxuu ahaa in arrimaha masiiriga ah ee labada dhinac in hoos loogu daadago in laga wada-hadlo, laakiin waxaa ayaan darro ah ayadoo qalinkii lagu qoray heshiiska uusan weli qaddii lagu qoray aysan qalalin oo 48 saac gudahood arrintaan kale MOU ee ay kala saxiixdeen Muuse Biixi iyo Abiy ay soo baxday” ayuu yiri.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in arrintaas ay la yaab ku noqotay, ayna baabi’isay natiijadii la filayay bil kadib, maadaama lagu ballamay in wada-hadallada lasii wado.

    Arrintaan waxaa annaga ay nagu noqotay filan waa, waxay nagu noqotay fajaciso, waxaana u aragnay inay tahay arrin lagu majaxaabinayo wada-hadallada iyo guulaha inay kasoo baxaan bil kadib la filayay inay natiijo kasoo baxdo” ayuu mar kale yiri Guuleed.

    Cabdikariin Guuleed ayaa sidoo kale tilmaamay in ujeedada ka dambeysa damaca gurracan ee Itoobiya uu yahay mid lagu kala dhan-taallo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

    Waxaa kaloo u aragnay arrin Soomaaliya midnimadeeda iyo wadajirkeeda looga hor imaanayay iyo loogana hortegayay iskaashiga dadka Soomaaliyeed,”.

    Waxaa kale oo uu yiri β€œAnnaga jawi qurux badan kalgacal iyo walaalnimo uu ku jiro ayay ahayd wada-hadallada ay u dhaceen”.

    Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo xiisad u dhexeyso Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka dhalatay heshiiska badda ee ay kowdii bishaan wada gaareen Muuse iyo Abiy Axmed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.