Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » DAAWO: Ciidanka Xoogga DALKA oo loo jeediyay dar-daarankii ugu cajiibsanaa

    DAAWO: Ciidanka Xoogga DALKA oo loo jeediyay dar-daarankii ugu cajiibsanaa

    By radiohalgan.comFebruary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyaha Guutada 14 October, Gaashaanle Dhexe Nuur Fareey ayaa maanta dardaaran cajiib ah, aadna u wanaagsan u jeediyay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu kula hadlay xeradooda.

    Nuur Fareey ayaa ka wacdiyay ciidamada inay iska daayaan xumaanta , waxyaabaha dhaqan xumada ah iyo sidoo kale isticmaalka balwadda.

    “Inaan beer falano, inaan Qaad cuno, inaan caweyno, inaan fadhi ku dirirka tegno waxaas oo dhan waa fal shaydaan” ayuu yiri Taliye Nuur Fareey.

    Sidoo kal wuxuu ciidamada kula dardaarmay Alle ka cabsi, isaga oo sheegay in xittaa iyaga oo joogo furinta hore ee dagaalka laga rabo inay cibaadeystaan oo Alle xasuustaan

    Ilaahey wuxuu noo abuuray inaan Caabudno, sidoo kale waxaa nagala rabaa marka aan dagaalka ku jirno inaan Tasbiixda wadno oo wax khayr ahna aan sheegno” ayuu ku daray.

    Taliyaha ayaa sidoo kale ciidamada kala hadlay inay ku dadaaladaan Salaadda oo aad muhiim ugu ah qofka Islaamka ah, waajibna ku ah.

    “Adduunyada ninka aan Salaadda dukaneyn oo Ilaahey Caabudeyn oo oo maalin kasta oo Qaad lee u muuqdo adduunka cadaab ayuu ku nool yahay” ayuu mar kale yiri.

    Waxaa kale oo uu dardaaranka kusoo gabagabeeyay “Waan aragnay nin dhahaayo baabuur ayaa la gadooday carruurtii dhamayd macal hooyadey ayaa dhimatay, ma ahan yaah wax run ah? hal qof kama dhiman, laakiin ujeedkiisa waxaa waayay inta baxo inuu soo Qayilo”.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/775251094513684/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.