Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Ciidamada Uganda oo heegan la galiyay iyo weerarro laga cabsi qabo in ay dhacaan

    Ciidamada Uganda oo heegan la galiyay iyo weerarro laga cabsi qabo in ay dhacaan

    By radiohalgan.comMarch 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada amaanka dalka Uganda ayaa heegan buuxa la galiyay kadib markii ay sheegeen in dagaalyahano ka tirsan kooxda xiriirka la leh Daacish ay soo galeen dalkaasi dhamaadka toddobaadkii la soo dhaafay.

    Maleeshiyada Allied Democratic Forces (ADF) ayaa qorsheynaya weeraro ay ka geystaan magaalooyinka, goobaha cibaadada, iskuulada iyo munaasabadaha dadweynaha, sida uu sheegay ciidanku.

    Dowladda ayaa ku boorisay dadweynaha inay feejignaadaan “si ay uga fogaadaan inay dhibanayaal u noqdaan “argagixisada ADF”.

    ADF ayaa lala xiriiriyay weeraro dhowr ah oo lagu hoobtay oo ka dhacay Ugandha, oo uu ku jiro mid lala beegsaday iskuul bishii June ee la soo dhaafay.

    Kooxdan ayaa markii hore laga aas-aasay dalka Uganda sagaashamaadkii, waxaana aas-aasay dad la sheegay in ay ka xumaadeen sida ay dowladda ula dhaqmeyso muslimiinta. Laakiin waxaa ka awood badnaaday ciidamada, waxaana kooxdaan ay u baxsadeen dhanka xadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

    Sanadkii 2021, Uganda iyo DR Congo ayaa si wada jir ah u qaaday duulaan ay ku doonayaan inay ADF uga saaraan meelaha ay ku sugan yihiin Congo, balse ilaa hadda kuma aysan guuleysan inay soo afjaraan weerarada kooxda.

    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa marar badan sheegay in howlgallo ciidamadu sameeyeen lagu dilay tiro badan oo ka tirsan meleeshiyada ADF oo ay ku jiraan qaar taliyeyaal ahaa.

    Isha: BBC

    SYM

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

    May 3, 2026

    Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

    May 1, 2026

    Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

    April 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.