Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Caro xooggan oo ka dhalatay dil ay ciidanka Itoobiya ka geysteen xuduuda Somaliland

    Caro xooggan oo ka dhalatay dil ay ciidanka Itoobiya ka geysteen xuduuda Somaliland

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Caro xooggan ayaa ka dhalatay dil ay ciidamada Itoobiya ee ku sugan xuduudda Somaliland iyo Itoobiya u geysteen Askari Boolis ah iyo qof shacab ah.

    Dilka oo ka dhacay deegaanka xadka ku yaalla ee Qoolbuulalle oo ka tirsan degmada Sallaxlay, ayaa si weyn looga fal-celiyay baraha bulshada, wuxuuna kusoo aadaya xilli ay taagan tahay xiisad xooggan oo ka dhalatay damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya.

    Caasimada Online ayaa idin soo aruurisay fal-celinta kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ka bixiyeen arrintaan. Hoos ka aqriso;

    Maxamuud Cabdiqaadir Warsame: “Fadhiga waa in laga kaco oo wax la iska celiyo.”

    Cabdullaahi Maxamuud Axmed ayaa isna yiri “Waxay bilow u tahay gardarada cad iyo cadaawada guunka ee Ethiopia inoo hayso Alle ha u naxariisto labada marxuum.”

    Muna Xasan Daacad: “Ninka aan waxa jooga garan waxa soo socdana ma garto.”

    “Waa tusaale Illaahay umada wax ku tusayo Allah ha unaxariisto dhalinyarada,” ayuu yiri Idiris Daahir oo kamid ah bulshada ka fal-celiyay arrinkaan.

    Nuur Xaaji Cabdullaahi ayaa sidoo kale waxa uu isna yiri “Allaha u naxariisto durba waad ujeeda gumaysiga Ethiopia inay caawa wiilasheeni dileen reer Somaliland kaca oo dad iska dhiga diida qandaraas Muuse Biixi iyo Saleeban Gaal.”

    “Ma durbaba kuwii ku faraxsanaa aawoy (heshiiska Itoobiya),” ayey tiri Aasiya Maxamed Diiriye.

    Fu’aad Deeq Sanaawi: “Alle ha janneeyo. Kuwii u (sacab tumaya) Itoobiyaanku ha ka hadlaan dhacdadan foosha xun.”

    “Waaa xabad noo bilaaba oo caadiya waxoodu,” ayuu yiri Faysal Uurcad oo isna ka fal-celiyay toogashada ay sameeyeen ciidamada Itoobiya ee xuduuda Somaliland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.