Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Carlo Ancelotti Oo Ugu Dambayn Jabiyey Rikoodhkii Zinedine Zidane Ee Real Madrid

    Carlo Ancelotti Oo Ugu Dambayn Jabiyey Rikoodhkii Zinedine Zidane Ee Real Madrid

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guushii soo-laabashada ahayd ee ay Real Madrid ka gaadhay Las Palmas fiidkii Sabtidii waxa ay rikoodh u ahayd tababare Carlo Ancelotti oo noqday macallinka labaad ee ugu guulaha badan taariikhda Real Madrid, isaga oo dhaafay Zinedine Zidane oo ay hore iskugu mid u ahaayeen.

    Real Madrid ayay u ahayd markii siddeedaad ee ay guul soo laabasho ah gaadho xilli-ciyaareedkan horyaalka LaLiga, iyagoo illaa hadda laga badiyey hal mar oo kaliya.

    Carlo Ancelotti oo ay kooxdiisu kaalinta labaad ku jirto isla markaana hal dhibic ka dambayso Girona oo hal kulan dheer, ayaa waxa natiijada ciyaartii Sabtidii ay taariikhda u gashay Carlo Ancelotti oo diiwaanka gashaday guushiisii 124aad intii uu ahaa tababaraha Real Madrid, isaga oo sidaas ku noqday tababaraha labaad ee ugu guulaha badan.

    Ancelotti ayaa marka la iskugu geeyo dhamaan kulamadii uu tababaraha u ahaa Real Madrid oo uu laba-jeer oo kala duwan layliyey, waxa uu isugeyn tababare u ahaa 174 ciyaarood oo 124 ka mid ah ay guuleystaan, waxaana uu sidaas ku dhaafay Zidane oo isaguna 183 ciyaarood oo uu tababare u ahaa Real Madrid ay guuleysteen 124 ka mid ah.

    Waxa kaliya oo hadda ka horreeya Zidane tababaraha ugu guulaha badan taariikhda Real Madrid oo ah Miguel Munoz oo 257 guulood ku hoggaamiyey Real Madrid oo uu muddo dheer laylinayay.

    Dhinaca koobabka, Zinedine Zidane iyo Carlo Ancelotti ayaa min 11 koob ku hoggaamiyey, waxaana kaliya ka horreeya Munoz oo 14 koob u qaaday intii u dhaxaysay 1961kii illaa 1972kii oo uu si xidhiidh ah u laylinayay, waxaana koobabkaas ku jira sagaal horyaal oo LaLiga ah iyo laba Copa del Rey.

    Waa kuwan tababareyaasha ugu guulaha badan Real Madrid

    1. Miguel Munoz: 14 koob
    =2. Zinedine Zidane: 11 koob
    =2. Carlo Ancelotti: 11 koob
    4. Luis Molowny: 8 koob
    5. Vicente del Bosque: 7 koob

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.