Author: radiohalgan.com

“Dhinaca kale :Lataliyaha madaxweynaha Soomaaliya Maxed Hassan Qoono ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Gobalka Hiiraan iyo xasilinta magalada Baledweyne. Lataliyaha ayaa Siyaasiinta iyo Waxgaradka Gobalka Hiiraan ugu baaqay iin maamulka sharcidarad ku dhisan ee hiraan state laga saaro magalada baladweyne lana taageero mamul gobaleedka hirshabeele. Lataliyaha ayaa baaq furan usoo jeediyay dhamaan wax garadka reer hiiraan in laga shaqeeyo xal-uhelida tabashada reer hiiraan . Hoos ka Daawo Muuqaal https://youtu.be/_QBNdtkq6w0?si=SfamzeTFYlXGrr7G FacebookTwitter

Read More

“Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxed Hassan Ibrahim Qoono oo la hadlay Warbaahinta maanta ayaa ka hadlay Qodobo xasaasi oo ku Abaaran xaalada Siyaasadda ee Dalka. “Ugu horeeyn Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Axmed Madoobe ugu baaqay in uu ku soo laabto miiska wada hadalka lana heshiyo Dowladda Soomaaliya kana shaqeeyo midnimada iyo xasilooni dowlad gobaleedka jubaland. ” Waa in Soomaalinimada la,ilaaliyo lana joojiyo xiriirka sharcidarada ah ee dowladaha shisheeye, . Xiriirka dowladaha shisheeyo waa sharci daro iyo khiyaano qaran iyo burburinta dowladnimada somaliyeed. “Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu Hambyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland mudan Abdiraxmaan Cirro. “Dhinaca kale :Lataliyaha…

Read More

BELEDWEYNE:Wafdi heer sare ah oo hogaaminayo safiirka Dowlada SWEDEN u fadhiyo Soomaaliya Ambassador Joachim Waern ayaa maanta booqasho ku ymid magaalada Beletweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan. Waftiga waxaa soo dhaweeyey Agaasimaha guud Wasaaradda Beeraha & Waraabka dowlada Hirshabelle Mudane Abdullahi Ali Abdi, iyo masuuliyiin Ka’tirsan Maamulka Gobalka Hiiraan iyo kan degmada Beletweyne. Safarka waxaa safarka ku wehliyey Madaxa ugu sareeyo soomaaliya ee Hay’adda FAO iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WFP ee Soomaaliya. Ujeedka safarka ayaa ahaa qiimayn iyo kormeer ay ku sameynayaan goobaha laga fuliyey mashruuc horay u dhamaaday oo lagu horumarinaayey beeralayda yarkq & iskaashatooyinka korna loogu qaadayey wax…

Read More

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd waaran soo qabasho u jartay Axmed Madoobe oo markii saddexaad 25-kii bishaan loo doortay madaxweynaha Jubbaland. Warqad kasoo baxday maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu soo saaray amarkan oo dhigaya soo qabashada Axmed Madoobe, si loo horkeeno maxkamadda. “Maxkamadda gobolka Banaadir waxa ay aqbashay codsiga sare ku xusan (soo qabasho waaran) ee kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, sidaas darteed waxaa la farayaa taliyaha ciidanka booliska in aad soo qabatid, islamarkaana horkeentid maxkamadda gobolka Banaadif eedeysane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe),” ayaa lagu yiri amarka soo qabasho ee kasoo baxay maxkamadda. Axmed Madoobe…

Read More

Iskuduwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan mudane Xasan Axmed Barkhadle, ayaa kormeeray isbitaalka degmada maxaas ee gobolka Hiiraan Iskuduwaha ayaa u kuur-galay howlaha isbitaalka isaga oo la kulmay madaxda iyo shaqaalaha isbitaalka degmada maxaas oo uu ka xog-wareestay howlaha cafimaad ee ka socda degmada waxaane kusoo dhawee Hospitalka Degmada iskuduwaha Cafimaadka Degmada maxaas mudane Mohamed Farah sabriye Kormeerkan ayay ujeedadisu tahay dar-dargelinta adeegyada caafimaad iyo xaqiijinta in bulshada deegaanka helaan adeeg caafimaad oo tayo leh.

Read More

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye oo aay wehliyeen gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada gobalka hiiraan Xasan Ibraahim cabdulle iyo masuuliyiin Kale ayaa Beledweyne ku soo dhaweeyey Safiirka Dowlada Sweden u qaabilsan soomaaliya Iyo Madaxa ugu sareeyo soomaaliya ee Hay’adda FAO iyo Madaxa ugu sareeyo Hay’adda WFP ee Somalia ku waas oo booqday goobo aay ka sodeen mashaariic hormarineed.

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray xildhibaanadii maanta baarlamaanka ku dhex feeray askarta ayaa si adag u cambaareeyay falkaas, isagoo ku tilmaamay “xadgudub ay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS u geysteen askar ka tirsan ciidanka boliiska, xilli ay gudanayeen waajibaadkooda shaqo.” Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Jeneraal Asad Cismaan Diyaano ayaa lagu yiri “Waa arrin aad loola yaabo in xubno sharci-dejiye ah oo metelaya shacabku ay ku kacaan fal noocan ah, oo dhaawacaya sharafta hay’adaha ammaanka iyo ilaalinta sharciga.” Taliyaha ayaa askarta lagu xad-gudbay ku bogaadiyey dulqaadka ay muujiyeen iyo sida ay u…

Read More

Masdar lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta (Radion Halgan.). ” Dagaalka Gacan ka hadalka ayaa yimiday kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh uu Maalmo ka hor kulan muhiim ah iskugu yeeray Xildhibaanada labada Aqalka ee Beesha Xawaadle. “Sababta Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud iskugu yeeray Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ayaa ah indiirada lagu saarayay seddax Qodob oo ay ka mid yahiin. “1- Maanulka Hirshabelle iyo Sidii dib loogu habeeyn lahaa “2-Xal-uhelida Tabashada Beesha Xawaadle ay ka qabaan Maamulka Hirshabelle oo mudo taagneed “3- Xalsilinta Amniga Magaalada Baledweyne oo mudooyinkii la soo dhaafay xasaro ka taagaanyeen. “Intii uu socday Kulanka Madaxweyne…

Read More

Cutubyo ka tirsan ciidamada gorgor ee xoogga dalka ayaa gaarey deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, xilli xiisad ka dhalatay doorashada Jubbaland ay weli taagan tahay. Taliyaha Guutada 18-aad ee Ciidanka GorGor G/dhexe Xasan Aadan Maxamed (Xasan Ciraaqi) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sugida Amniga deegaannada gobolka Jubbaland. Sidoo kale, Taliyaha ayaa sheegay in sidoo kale ay amniga kala wareegayaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS, siina xoojin doonaan dagaalka AS. “Ujeedka ciidamada waa in ay la wareegaan dhammaan ay ka baxeen ATMIS, waajib ayaa innaga saaran xaqiijinta Amniga guud ahaan dalka, waa in aynu…

Read More

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 21-aad iyo 22-aad. Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa, sii wadidda akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Shaqada Soomaaliyeed iyo khrinta 2aad ee Xeerka Tacliinta Sare ee dalka, iyadoo soo jeedin ka timid xubno ka tirsan Sanatarrada Golaha ay codsadeen in maanta la ansixiyo Sharciga xeerka shaqada Soomaaliyeed. Marka hore, waxaa la guda galay ansixinta sharciga Xeerka shaqada Soomaaliyeed, kaddib markii waqti yar la qaatay, lana sameeyay ajande cusub oo lagu ansixinayo sharcigaas , iyada…

Read More