Close Menu
    What's Hot

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Mucaaradka oo la filayo inay cadeeyaan mowqifkooda kadib casuumada MW Xasan Sheekh

      May 3, 2026

      Warar ku saabsan kala shaki ka dhex jira Xisbiga Haybad-Qaran

      May 1, 2026

      Musharaxad Golaha Deegaanka Dr. Nasro Maxamed Cilmi Codkaaga waa isbeddelka Beledweyne—u Codeey

      April 28, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Boqorka Baxrayn: Jinsiyadda waa laga qaadi doonaa qof kasta oo khiyaano qaran lagu helo

      May 1, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

      May 14, 2026

      Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

      May 12, 2026

      Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

      May 12, 2026

      Dhacdo argagax leh: Waxaa lagu qasbay inuu qabriga ka soo saaro meydka aabbihii

      May 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Antonio Guterres: “Ma ogolaan karno in waxa Gaza ka socda ay sii socdaan”

    Antonio Guterres: “Ma ogolaan karno in waxa Gaza ka socda ay sii socdaan”

    By radiohalgan.comJanuary 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa jeediyay khudbad uu ku xusayo 100 maalmood moo ka soo waeegtay weerarradii 7-dii Oktoobar iyo dagaalkii Israa’iil iyo Xamaas ee xigay.

    Guterres ayaa diirada saaray khasaaraha rayidka ah ee aan horay loo arag iyo xaaladaha bini’aadantinimo ee Gaza tan iyo markii Israa’iil ay billowday dagaalka ay ku hayso Xamaas, la wareegidda iyo masiirka la haystayaashii Gaza iyo xiisadaha ka taagan gobolka oo dhan.

    Waxa uu sheegay in xalka kaliya uu yahay xabbad joojin bini’aadantinimo oo degdeg ah, wuxuuna dalbaday in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo dhammaan la haystayaasha Gaza.

    Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale ku baaqay in dhammaan eedeymaha ku saabsan tacaddiyada galmada iyo kuwa kale 7-dii Oktoobar in si adag loo baaro oo maxkamad loo soo taago.

    Waxa uu intaa ku daray “Weerarka ay ciidamada Israa’iil ku hayaan Gaza 100-kan maalmood uu sababay burbur jumlo ah iyo heerar dilal rayid ah oo aan hore loo arag sannadihii aan ahaa Xoghayaha Guud”. Waxa uu intaa ku daray, “Ma jirto wax sabab u noqon kara ciqaabta wadajirka ah ee dadka Falastiiniyiinta.”

    “Inuu sii dheeraado iska horimaadka Gaza, waxaa sii kordhaysa khatarta ah in ay sii xumaato xaalada. Mana ogolaan karno in waxa Gaza ka socda ay sii socdaan,” ayuu Guterres hadalkiisa ku soo gabagabeeyay

    Ugu yaraan 132 qof ayaa lagu dilay weerarrada Israel ee Marinka Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, 252 kalena waa lagu dhaawacay sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Falastiin tirada dadka lagu dilay halkaas tan iyo 7-dii October ayaa gaaraya in ka badan 24,000.

    “Tiro dhibanayaal ah ayaa weli ku hoos jira burburka iyo waddooyinka, shaqaalaha difaaca madaniga ah ma gaari karaan,” ayay tiri wasaaraddu. Khasaaraha la diiwaan geliyey Isniintii ayaa wadarta guud ee dhimashada Gaza ka dhigaysa 7-dii Oktoobar ilaa 24,100, iyo 60,834 dhaawac ah, ayay wasaaraddu sheegtay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Hindiya oo ka hadashay Markab lagu qarxiyay xeebaha Cumaan

    May 14, 2026

    Imaaradka Carabta oo si adag u cambaareeyay Markab lagu heysto Xeebaha Soomaaliya

    May 12, 2026

    Pakistan oo ka hadashay waxa ka jira inay saldhigeeda ku heysay .

    May 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.